Wararka

Google, Facebook, iyo Twitter Oo Lagu Cadaadinayo In Ay Wax Ka Badalaan Shuruucda Sirta

0 Visits: 656 | Wednesday December 03, 2014 - 13:11:47
Baraha bulshada ee ay ugu waaweynyihiinFacebookiyo Twitter ayaa laga codsaday in ay macaamiishooda u cadeeyaan sida ay xogaha u uruuriyaan iyo sida loo adeegsado xogahaasi.

Read More »

Marwada Koowaad Ee Qaranka Oo Booqatay Cisbitaalka Dhallaanka Ee Dr. Maxamed Aadan Sheekh.

0 Visits: 719 | Wednesday December 03, 2014 - 13:06:54
Marwada koowaad ee Qaranka Marwo Aamina Waris Sheekh Maxamuud Jirde ayaa shalay booqasho ku tagtay cusbitaalka Maxamed Aadan ee daryeelka carruurta ee magaalada Hargaysa

Read More »

Daawo Afka ShabackaTv: Taliye Ku Xigeenka Laanta Socdaalaka Soomaliland Oo Dhinaca Iskaga Leexiyay Eedaymo Ay U Soo Jeediyeen Ganacsato Ajanabi Ah

0 Visits: 797 | Wednesday December 03, 2014 - 13:06:09
Taliye Ku Xigeenka Laanta Socdaalaka Soomaliland Oo Dhinaca Iskaga Leexiyay Eedaymo Ay U Soo Jeediyeen Ganacsato Ajanabi Ah

Read More »

Al-shabaab Oo Toddobaad Gudihii Xasuuqdey 64 Reer Kenya Ah, Masuuliyiintii Amniga Oo Iscasilay & Farriinta Afhayeenka Al-shabaab Xalay U Diray Uhuru Kenyata

0 Visits: 776 | Wednesday December 03, 2014 - 12:00:05
kooxda Al-shabaab ayaa sheegatay masuuliyadda 36 qof oo reer Kenya ah oo shalay subaxdii hore lagu xasuuqey gobolka Waqooyi-bari ee dalka Kenya;

Read More »

Daawo "Markaan Qur'aanka Wax Ku Sheegayo Dad Badan Ayaa I Dhib-sadda, Waayo Qur'aanku Waa Shayga Ugu Weyn Ee Bini'aadamka...." Wasiir Samaale

0 Visits: 814 | Tuesday December 02, 2014 - 22:25:05
Wasiirka Wasaarada Maaliyadda Cabdicasiis Maxamed Samaale ayaa markii ugu horaysay shaaca ka qaaday in marka uu hadallaayo ee Aayaddaha Qur'aanka karriimka soo qaadanayo ay dad badani dhibsaddaan.Wasiirka waxa uu hadalkan ka sheegay Munaasibad loo qabtay Dhisme cusub oo Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadh-siintu…

Read More »

Daawo Muqal:: Taliyaha Ciidamadda Asluubta Somaliland Oo Tababar La Xidhiidha Ilaalinta Xuquuqda Maxaabiista U Xidhay Sarakiil.

0 Visits: 624 | Tuesday December 02, 2014 - 22:22:35
Taliyaha Ciidanka Asluubta Somaliland Sareeye Guuto Maxamed Xuseen Faarax (Xiirane) ayaa maanta soo xidhay tababar ku saabsan ilaalinta Xuquuqda maxaabiista, kaasoo ay ka qayb gelayeen sodomeeyo sarkaal oo ka tirsan Ciidamada Asluubta Somaliland,

Read More »

Shaqalaha La Dagaalanka Dabka Ee Madaarka Caalamiga Ah Ee Cigaal Oo Tababar Loo soo Xidhay, Dhoola Tusna Sameeyey+ Sawirada

0 Visits: 791 | Tuesday December 02, 2014 - 22:13:55
Qaybta dabdamiska ee madaarku muhuiimad weyn ayey ugu fadhidaa garoonka ,taas oo ah badbaadada iyo bad qabka madaarka

Read More »

Daawo Ururka Qareenada Somalilnad Ee Solla Oo Todobaadkii 2aad Ka Wada Wacyi Gelin Sharci Magaalada Ceerigaabo‏

0 Visits: 596 | Tuesday December 02, 2014 - 22:08:03
Ururka Qareenada Somalilnad Ee Solla Oo Todobaadkii 2aad Ka Wada Wacyi Gelin Sharci Magaalada Ceerigaabo‏

Read More »

Daawo Muuqaal:Madax-dhaqameedka Gobolka Awdal Oo Ka Hadlay Mudaaharaadki Boorma Ka Dhacay

0 Visits: 640 | Tuesday December 02, 2014 - 22:00:57
Madax-dhaqameedka Gobolka Awdal Oo Ka Hadlay Mudaaharaadki Boorma Ka Dhacay

Read More »

Xildhibaanada Golaha Wakiilada Oo Maanta Loo Qaybiyey Xeerka Ilaalinta Kaymaha Iyo Duur Joogta.

0 Visits: 682 | Tuesday December 02, 2014 - 21:56:52
Mudanayaasha golaha wakiilada somaliland ayaa maanta loo qaybiyey xeerka ilaalinta deegaanka.

Read More »

Madaxweynaha Somaliland Oo Dhanbaal Hanbalyo Ah U Diray Waddanka Isu-taga Imaraadka Carabta Sannad Guura 43 Ee Ka Soo Wareegtay Midowgi Imaraadka

0 Visits: 885 | Tuesday December 02, 2014 - 18:05:36
Madaxwaynaha Jamhuriyadda Somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamud (Silaanyo) waxa uu dhanbaal hanbalyo ah u diry wadanka Isutaga Imaraadka Carabta isutagii Imaaradda awgeed waxana dhanbaalkaasi Madaxwaynaha oo nuqulka mid ahi soo gaadhay Somalilatoday.com uu u dhignaa isaga oo dhamaystiran sidan

Read More »

War Deg Deg Ah: Taliyihii Ciidamadda Booliska Kenya Oo Is Casilay Iyo Madaxweye Uhuru Kenyatta Oo Xilkii Ka Qaaday Wasiirki Arrimaha Gudaha Dalkaasi.

0 Visits: 640 | Tuesday December 02, 2014 - 17:52:24
Taliyihii ciidmada Booliska Kenya ayaa is casilay, kadib markii 36 qof lagu xasuuqay Gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya, dhinaca kale

Read More »

Daaawo Afkashacabka Tv Madaxweynaha JSL Oo Xadhiga Ka Jaray Wasaaradda Boosaha Iyo Is Gaadhsiinta U Dhistay Dhisme Casriya Ah

0 Visits: 642 | Tuesday December 02, 2014 - 17:38:59
Xukuumadda uu hoggaamiyo Madaxweyne Axmed Maxamed Silaanyo, oo hirgalisay muddooyinkii u danbeeyay dhismayaal casriya oo ay ku shaqeeyaan Wasaaradaha kala duwan ee dalku, taas oo kor u qaaday haykalkii dawladnimo, waxaa ugu danbeeyay dhismayaashaas dhisme casriya oo loo dhisay Wasaarada Boosaha iyo…

Read More »

Midowga Yurub oo ka Hadlay ansixinta Komishanka Qaranka Somaliland.

0 Visits: 603 | Tuesday December 02, 2014 - 15:31:28
Midowga Yurub, gaar ahaan xafiiska qaabilsan arrimaha Somaliland iyo Somaliya, ayaa soo dhaweeyay ansixinta guddiga cusub ee doorashada oo ay golaha wakiiladu Sabtidii toddobaadkan cod aqlabiyad ah ku meelmariyeen toddobada xubnoodba.

Read More »

Ururka SOFHA Oo Tartan Ciyaareed Ku Xusay Maalinta AYDHISKA Ee Adduunka

0 Visits: 764 | Tuesday December 02, 2014 - 13:48:49
Ururka wadaniga ah ee SOFHA ayaa maalintii shalay oo ku beegnayd maalinta caalamiga ah ee loo asteeyay cudurka HIV/AIDS si weyn u xusay, taas oo kulan ciyaareed kubadda cagta ah kaga qeyb-qaatay doorka dhallinyarta looga wacyi-gelin lahaa xanuunkan.

Read More »

Daacish oo Gacanta ku dhigay Haweenay Israail u dhalatay oo Dagaal kala so Horjeeday

0 Visits: 728 | Tuesday December 02, 2014 - 13:39:38
Xoogaga Islaamiyiinta Daacish ayaa shaaca ka qaaday in ay gacanta ku dhigeen Haweeney heesata Dhalashada Israa'il iyo Dalka Canada, taa oo ka bar bar dagaalameysay Xoogaga Kurdiyiinta ee dagaalka kala horjeeda Kooxda Daacish.

Read More »

Booliska Laascaanood Oo Rasaas Ku Kala Dareeriyey Dad Mudaharaad Dhigayey iyo Mudaharad kale oo Shalay Ka Dhacay Borama

0 Visits: 631 | Tuesday December 02, 2014 - 12:38:07
Allaah ha u naxariistee waxa habeen hore Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool ee Somaliland lagu dilay Khadar Colaad oo ka mid ahaa Ciidamo boolis ah oo ilaalinayey bar kaantarool oo ku taalla bariga Magaaladaasi.

Read More »

Daawo: Madaxweynaha Somaliland oo Xadhiga ka Jaray Dhimse Qurux Badan oo loo Dhisay Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta+SAWIRO

0 Visits: 1164 | Tuesday December 02, 2014 - 08:49:51
Madaxweynaha iyo Xubno ka mid ah Golaha Wasiiradiisa ayaa khudbado halkaasi ka jeediyey waxayna sheegeen in Xukuumaddani Tahay Xukuumaddii horumarka Hadafkeeduna yahay inay Suuro geliso Muddada ay xilka hayso in Wasaaradaha Qaranka oo dhami ay ku shaqeeyaan Goobo iyo Xafiisyo u qalma Wasaarado Qaran

Read More »

War Deg Deg Ah:36 Ruux Oo Lagu Dilay Duleedka Mandera

0 Visits: 783 | Tuesday December 02, 2014 - 08:49:34
Ugu yaraan 36 ruux ayaa la sheegayaa in lagu dilay meel dhagaxa laga qodo oo ku dhaw magaalada Mandera, woqooyi-bari Kenya. Sida wararku ay sheegayaan dadkan ayaa la weeraray xalay saqdii dhexe

Read More »

Dirayska Askarta Maraykanka Oo Kaamirooyin Lagu Xidhayo

0 Visits: 653 | Tuesday December 02, 2014 - 08:28:39
Madaxweyne Obama ayaa ku baaqaya in aad sare loogu qaado kaarimooyiinka lagu xidho jidhka askarta ka mid ah booliska, taas oo daba socota dilka wiil aan hubeysneyn oo madow ahaa oo lagu toogtay deegaanka St Louis duleedka Ferguson.

Read More »