Wararka

Anaga Dhuxulow Iyo xasanka soo diray iyo Inamadaa Masaakiinta Ee muqdisho Jooga Ee... Wasirka Warfaafinta somaliland

0 Visits: 907 | Saturday August 30, 2014 - 19:06:29
Anaga Dhuxulow Iyo xasanka soo diray iyo Inamadaa Masaakiinta Ee muqdisho Jooga Ee... Wasirka Warfaafinta somaliland

Read More »

DAAWO: Hablaha Jahliyadda Australia Iyo Haweenka Gobolka Sanaag Oo Deeq Lacageed Ku Wareejiyay Gudidda Dhismaha Waddada Ceerigaabo

0 Visits: 926 | Saturday August 30, 2014 - 16:34:08
Guddiga Dhismaha Waddada Cerigabo, iyo Masuliyinta Degmada Ceerigaabo ayaa lacagtaasi kala wareegay Hablaha Qurbajooga ee Deeqda soo gaadhsiyey

Read More »

"Dalkayaga Gudihiisa waxaanu ka yeelayno, Nabadiisu siday ku sugmayso iyo Qaranimada Somaliland sid lo adkaynayo kala tashan Mayno Qof aan Dalkayaga iyo Dadkayaga midna ahayn" Wasiir Cukuse

0 Visits: 1041 | Saturday August 30, 2014 - 15:16:18
xukumada somaliland oo Jawaabtii Abid Ugu Kululayd Siisay Xukuumadda somaliya Iyo Wadahadaladii Somaliland Iyo Somaliya Oo Burburay.

Read More »

Xisbiyada Mucaaradka Ah Oo Xukuumadda Ku Taageeray Tallaabadii Degmada Saax-dheer Lagaga Sifeeyay Maleeshiyaadkii Khaatumo,

0 Visits: 923 | Saturday August 30, 2014 - 15:07:25
Meel Adagna Iska Taagay Baaqii Reer Galbeedka iyo QM Odhaahyada Xisbiyada Mucaradka iyo QM isu mariyeen Warbaahinta waxa kamid ahaa:

Read More »

Wefti ka socda Jarmalka oo gaadhay Halka Dooxa Waaheen biyaha kaga darro Badda iyo Masuuliyiinta Wasaaradda Beeraha & Gobolka Saaxil oo ka hadlay muhiimadda Biyo xidheen lagu sameeyo Dooxa

0 Visits: 709 | Saturday August 30, 2014 - 07:43:09
Wefti ka socda Jarmalka oo gaadhay Halka Dooxa Waaheen biyaha kaga darro Badda iyo Masuuliyiinta Wasaaradda Beeraha & Gobolka Saaxil oo ka hadlay muhiimadda Biyo xidheen lagu sameeyo Dooxa

Read More »

Fashilada Raysal-Wasara Somaliya ee Gacan siinta Khaatumo Hubka,Daad-Guraynta + Digniinta Beesha Hawiye U Jeedisay

0 Visits: 1219 | Friday August 29, 2014 - 23:14:53
"Kuwo U Hanqal Taagaya Inay Burburiyaan Nabadda Somaliland, Waxaan Leeyahay Haddaad Ku Sii Socotaan Arrintu Saax-dheer Way Ka Ballaadhanaysaa, Hadday Libaax Aayd, Maroodi-bay Tageysaa…" Afhayeenka Madaxda dhaqanka Hawiye

Read More »

Madaxwaynaha Somaliland Oo Tacsi U Diray Marxuum Xaaji Dayib Sheekh Oo Hargeysa Ku Geeriyooday

0 Visits: 1010 | Friday August 29, 2014 - 23:11:44
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed (Silaanyo), waxa uu tacsi u dirayaa, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo shacbiga Somaliland, ee uu ka baxay

Read More »

Daawo Muqaal:Madaxwaynaha Dalka Turkiga Oo La Dhaariyay.

0 Visits: 1019 | Friday August 29, 2014 - 23:06:21
Madaxweynaha cusub ee dalka Turkiga ayaa si rasmi ah maanta loogu dhaariyay, Rajeb Dayib Ordogan, waxaanu noqonayaa madaxweynihii ugu horeeyay ee shacabka dalka Turkigu soo doortaan ama codkooda ku yimaada kursiga.

Read More »

Guddoomiye Xigeenka Akademiyadda Horumarinta Cilmiga Ee Gobolka AWDAL Oo Ceerigaabo Lagu Soo Dhaweeyay

0 Visits: 797 | Friday August 29, 2014 - 23:02:34
Qaar ka mid ah dhallinyarada gobollada dalka Saoomaaliland oo waayihii u danbeeyeyba kulamo mudooyin badan qaatay ku lahaa caasimadda dalka ayaa ku soo gabagabeeyey booqashooyin ay ku kala marayeen gobollada Galbeedka iyo Bariga.

Read More »

Wasiirrada Dibadda Iyo Gudaha Somaliland Oo La Kulmay Wasiiru-dawlaha Arrimaha Dibadda Itoobiya & Madax Kale

0 Visits: 774 | Friday August 29, 2014 - 22:55:20
Wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga caalamiga ee Jamhuriyada Somaliland, oo shalay gaadhay Magaalada Addis-ababa ee xarunta dalka Itoobiya, ayaa la kulmay Masuuliyiin muhiim ah oo tirsan xukuumadda Raysal-wasaare Haile Mariam.

Read More »

Beesha Caalamku Waxba Anaga Nooma Qabato DalkaninaSomaliland Dal Burburay Buu Ahaa Oo Dadkiisaa Dhistay.....Faysal Cali Waraabe.

0 Visits: 850 | Friday August 29, 2014 - 16:29:57
Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng. Faysal cali Waraabe ayaa markii ugu horrayssay ka Hadlay Dagaalka ciidanka qaranku ku qabsadeen magaalada Saax-dheer,

Read More »

Ciyaaryahanka Cristiano Ronaldo Oo Ku Guuleestay Xiddigga Ugu Fiican Qaaradda Yurub

0 Visits: 1224 | Friday August 29, 2014 - 16:25:02
Laacibka Kooxda Real Madrid Iyo Qaranka Portugal Cristiano Ronaldo Ayaa Ku Guulaystay Abaal Marinta Xiddiga Yurub Ee 2014.

Read More »

Hogaamiyayaasha Ruushka iyo Jarmalka Oo Isku Afgartay In La Qaboobijyo Dabka Ka Holcaya Ukrain.

0 Visits: 864 | Friday August 29, 2014 - 16:16:52
talaabooyinka uu Ruushka ka qaadanayo arrimaha ka taagan dalka Ukrain

Read More »

Magacyada Maxaabistii Lagu Soo Qabtay Saax-dheer

0 Visits: 964 | Friday August 29, 2014 - 13:03:17
Hawlgal ciidanka qaranka Jamhuuriyadda Somaliland ka fuliyeen tuulada Saax-dheer oo ka tirsan Gobolka Sool hiirtii waaberi ee shalay, ayaa lagu kala dareeriyey malleeshiyaad hubaysan iyo dad kala duwan oo qorshahoodu ahaa inay Cali Khaliif Galaydh u caleemo saaraan madaxweynenimo magac-u-yaal ah.

Read More »

Aragtida Nicholas Kay ee xaaladda degaannada Dagaalku ka dhacay iyo nuxurka baaq uu u jeediyey Somaliland iyo kooxda Cali Khaliif

0 Visits: 736 | Friday August 29, 2014 - 12:57:45
Mr. Nicholas Kay, ayaa soo bandhigay dareenkiisa ku wajahan hawlgal ciidanka qaranka Somaliland ku qabsadeen degaanka Saax-dheer ee Gobolka Sool, laguna fashiliyey xaflad la doonayey in Cali Khaliif Galaydh loogu caleemo-saaro

Read More »

Wasiirro Ka Baxsaday Cudurka EBOLA Oo Xilalkii Laga Qaaday

0 Visits: 702 | Friday August 29, 2014 - 12:53:23
Madaxweynaha dalka Liberia, Ellen Johnson Sir-leaf ayaa xilkii ka qaadday wasiirro iyo agaasimayaal la sheegay inay dalka dibadda kaga maqan yihiin.

Read More »

Daawo Wasiirka Arimaha Dibada oo Kahadlay Waxqabadkii Wasaaradiisa iyo Wixii Uqabsoomay Mudadii Afartii Sano Ee Udanbeey

0 Visits: 768 | Friday August 29, 2014 - 12:45:42
Wasiirka Arimaha Dibada oo Kahadlay Waxqabadkii Wasaaradiisa iyo Wixii Uqabsoomay Mudadii Afartii Sano Ee Udanbeey

Read More »

Wasiiradda Gudaha Iyo Dibada Somaliland Oo Caawa Fiidkii U Duulay Caasimada Dalka Ethiopia Iyo Ujeeddada Safarkooda

0 Visits: 807 | Thursday August 28, 2014 - 22:42:41
Wasiiradda Khaarajiga iyo Daakhiliga Somaliland Maxamed Biixi Yoonis iyo Cali Maxamed Warancade, caawa fiidkii ka duulay garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Hargeisa, iyaga oo u sii jeeda caasimada dalka Ethiopia ee Addis Ababa, iyaga oo soo raacay diyaarad ay leedahay shirkada diyaaradaha ee Ethiopian…

Read More »

Masuuliyiin Iyo Dhalinyaro Badan Oo Maanta Xabsiga Loo Taxaabay

0 Visits: 841 | Thursday August 28, 2014 - 21:59:34
Isuduwaha Wasaarada Caafimaadka Degmada: Qoryaale Mud:Cabdi Axmed Ayax , Isuduwaha Wasaarada Ciyaaraha DegmadaQoryaale Mud:Cabdiqani Cige Xasan Iyo Dhalinyaro Aad u tiro badan

Read More »

Munaasibad Balaadhan Oo Lagu Sabotinayay Arday Dhamaysatay Maxadka Al Ansaar ayaa kadhacday xarunta maxadkaasi

0 Visits: 750 | Thursday August 28, 2014 - 21:57:40
Munaasibadan oo hanaankeeda dhicitaan siweyn loogasoo shaqeeyay looguna talao galay in lagu sabootiyo ardayda dhamaystay waxbarashada kala duwan ee maxadka al Ansaar ayaa saaka lagu qabtay barxada hore Ee Isla Xaruntaasi

Read More »