Wararka

DAAWO:Wasiirka Wasarada Arimaha Dibada Somaliland Oo Sheegay Inay Sii Soconayaan Wadahadaladii Somaliland iyo Somaliya

0 Visits: 1042 | Saturday July 19, 2014 - 23:25:13
DAAWO:Wasiirka Wasarada Arimaha Dibada Somaliland Oo Sheegay Inay Sii Soconayaan Wadahadaladii Somaliland iyo Somaliya

Read More »

DAAWO:Wasiirka Arimaha gudaha somaliland oo ciidamada somaliland ku amray inay xoojiyaan nabad galyada dalka xiliga ciida

0 Visits: 850 | Saturday July 19, 2014 - 22:57:10
DAAWO:Wasiirka Arimaha gudaha somaliland oo ciidamada somaliland ku amray inay xoojiyaan nabad galyada dalka xiliga ciida

Read More »

Wasiir Cukuse oo Mar kale ka hadlay Biyo La'aanta Caasimadda

0 Visits: 811 | Saturday July 19, 2014 - 21:34:55
Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa markale ka hadlay biyo la'aanta Magalada Hargaysa, xaflad afur ah oo loo qabtay Wasiir ku- xigeenka wasaaradda Kaluumaysiga C/kariin Axmed Mooge oo kulmisay

Read More »

DAAWO:wasiirka wasarada arimaha Dibada somaliland Oo Waxba kama jiraan ku tilmaamay warar hore looga faafiyey

0 Visits: 805 | Saturday July 19, 2014 - 21:20:23
DAAWO:wasiirka wasarada arimaha Dibada somaliland Oo Waxba kama jiraan ku tilmaamay warar hore looga faafiyey

Read More »

Wasiirka Madaxtooyada JSL oo Cimraysanaya kuna sugan Xaramka Barakaysan ee Makka al Mukarrama +SAWIRO

0 Visits: 1295 | Saturday July 19, 2014 - 21:16:09
Wasiirka ayaa sheegay in 10ka Danbe ee Ramadaan uu halkaas ku qaadan doono kuna dhamaysan doono cibaado iyo camal saalaxa kadibna dalka ku soo laaban doono

Read More »

Madaxweyne Xigeenka JSL Oo Abaalmarino Gudoonsiyay Ardayda Ku Guulaysatay Tartanka Quraanka iyo Xadiiska ee Al WAXYAYN Oo Hargeysa Lagu Soo Gabgabeeyay + Sawiro

0 Visits: 1800 | Saturday July 19, 2014 - 19:57:25
Madaxweyne Xigeenka Somaliland, Mud. Cabdirahmaan Saylici, iyo Xubno ka mid ah Golihiisa Wasiirada ayaa maanta abaalmarino Guddoonsiiyey Arday Dhammaysatay Tartanka Xifdiga Quraanka iyo Xadiiska ee Al Waxyayn.

Read More »

Gudoomiyaha xisbiga waddani oo kulan gaar ah ka dalbaday laamaha ammaanka ee dawlada itoobiya iyo u jeedooyinka arintaasi ku lamaan

0 Visits: 827 | Saturday July 19, 2014 - 18:12:08
Gudoomiyaha xisbiga waddani oo kulan gaar ah ka dalbaday laamaha ammaanka ee dawlada itoobiya iyo u jeedooyinka arintaasi ku lamaan

Read More »

Daawo:Cuqasha, waxgaradka iyo Dhalinyarada Beesha Sacad Yoonis ee Gobolka Togdheer oo si Buuxda u taageeray Xildhiban Bukhaari iyo Xukumadda Una Digay Odayaal Haben Hore Warbahinta ka Duray Xildhibanka Xaalna ka bixiyey‏

0 Visits: 1544 | Saturday July 19, 2014 - 17:51:23
Cuqasha, waxgaradka iyo Dhalinyarada Beesha Sacad Yoonis ee Gobolka Togdheer ayaa si Buuxda u taageeray hadaladii uu ku duray xisbiga Waddani xildhiban Saleban Cawad Cali Bukhaari,

Read More »

DAAWO: Daawo Wafti Uu Hogaaminaayo Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada Somaliland Oo si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Dalka Sacuudiga Magaalada Jeddah

0 Visits: 720 | Saturday July 19, 2014 - 17:34:43
Iyo Wasiirka oo ka hadlay Ujeedada Safarkoodu Daaran Yahay

Read More »

Daawo: Maamulki hore ee Gobolka Daadmadheedh oo Xilkii ku wareejiyey Mamulka Cusub ee Dhowaan Madaxweynuhu u soo magacaabay Gobolkaas

0 Visits: 706 | Saturday July 19, 2014 - 17:22:05
iyo Munasibaddii xilwareejinta oo ay ka soo qaygbgaleen Waxgaradka Gobolku

Read More »

Wasiirka Wasarada caafimaadka Somaliland oo xadhiga ka jaray mashaariico laga hir galiyey Cisbitaalka guud Ee magalada Hargaysa

0 Visits: 735 | Saturday July 19, 2014 - 17:16:07
Wasiirka Wasarada Caafimaadka Somaliland oo xadhiga ka jaray mashaariico laga hir galiyey Cisbitaalka guud Ee magalada Hargaysa

Read More »

DAWO:Wasiirka wasarada xanaanada xoolaha oo kulan laga hadlayey mashruca seraha aroori la qatay cuqasha iyo wax garadka gobolka togdheer

0 Visits: 909 | Saturday July 19, 2014 - 17:05:26
DAAWO:Wasiirka wasarada xanaanada xoolaha oo kulan laga hadlayey mashruca seraha aroori qatay cuqasha iyo wax garadka gobolka togdheer

Read More »

DAAWO:Xildhibaan Saleebaan Cali Koore Oo Sheegay Inuu Xukuumada Kala Shaqayn Doono Horumarinta Gobolada Bariga Somaliland

0 Visits: 1061 | Saturday July 19, 2014 - 16:43:45
DAAWO: xildhibaan saleebaan cali koore oo sheegay inuu xukuumada kala shaqayn doono horumarinta gobolada bariga Somaliland

Read More »

DAWO:Xukumada Somaliland Oo Shegtay Inay Talabo Adag Ka Qaadayso Ka Ganacsiga Dhuxusha+ Wasarada Deeganka Oo Ka Hadashay

0 Visits: 1040 | Saturday July 19, 2014 - 16:01:24
Wasiirka wasarada deegaanka iyo horumarinta miyiga ee Somaliland marwo shukri xaaji ismaaciil baandare ayaa manta mar ay warbaahinta kula hadlay xafiiskeeda wasaarada deegaanka waxay kaga

Read More »

Xoghaya Qaramada Midoobay Ban ki-moon Ayaa Maanta oo Sabti ah Booqanaya Bariga Dhexe

0 Visits: 955 | Saturday July 19, 2014 - 14:59:13
Xoghaya Guud ee Qaramada midoobay ban ki-mooon ayaa manta oo sabti ah booqanaya Bariga Dhexe waxaana booqashadiisan xaqiijiyey gollaha ammaanka ee qaramada midoobay isaga oo

Read More »

DAWO:Dadweyne ka Cadhaysan Gumadka Arxandarada ah Ee Ay Isra,il Ka Wado Marinka Qaza Oo Weerar Ku Qaaday Qunsuliyada Isra,il Ee Dalka Turkiga Ku Ledahay

0 Visits: 884 | Saturday July 19, 2014 - 14:36:48
Dadweyne aad u cadhaysan isla markaana aad uga xun weerarada arxan darada ah ee ay isra,il u gaysanayso reer falastiin ayaa weerar ku qaaday qunsuliyada Isra,ilk u leedahay magalada Istanbul waxaanay isku dhaceen ciidamada Ammaanka iyagoo ciidamadu markii ay dibad baxayaashan

Read More »

DAAWO:Madaxweynaha Maraykanka Oo burburkii diyaradii Rakaabka siday Ee Ukraine ku Burburtay Ku eedeeyey falagada wadanka Ukraine

0 Visits: 980 | Saturday July 19, 2014 - 14:00:42
Madaxweynaha maraykanka barack obama ayaa Burburkii diyaradii Malaysia ee bariga Ukraine ku dhacday waxa uu ku eedeeyey kooxaha mucaaradka ah ee ka dagaalama wadankaasi

Read More »

Hogamiyayasha calamka oo Ukraine ugu baqay inay ogoladaan baadhitaan lagu sameyo qaabkii ay diyaaradi rakabka siday u dhacday

0 Visits: 783 | Saturday July 19, 2014 - 13:32:22
Hoggaamiyaasha caalamka ayaa ugu baaqay falaagada bariga Ukraine in ay u ogolaadaan kormeerayaasha in ay si aan xaddidnayn ay u gaadhaan goobta ay Khamiistii ku dhacday diyaaradii rakaabka ee ay saarnayeen ku dhowaad 300 Oo qof.

Read More »

"Waxa Innagu Jira Damiir Iyo Dareen Iimaaniya Oo Aynu Kaga Jawaabeyno Dadkaa Muslimiinta Ah Ee Qaza Lagu Leynayo" Sh. Aaden Siiro

0 Visits: 946 | Saturday July 19, 2014 - 11:58:00
Sheekh Aaden Xaaji Maxamuud Xiirey (Aaden Siiro) oo ka mid ah culimada waaweyn ee reer Somaliland, ayaa ka hadlay xasuuqa dawladda Yuhuuddu ku hayso

Read More »

Haweenay Caan Ka Ah Dalka Israil Oo Ku Baaqday In La Dabarjaro Falastiin Iyo Raysal Wasaaraha Turkiga Oo Ka Gubtay.

0 Visits: 1327 | Saturday July 19, 2014 - 10:51:36
Waxaana haatan naceybkeeda soo bandhigtay haweeneey caan ka ah Yahuuda kana tirsan Baarlamaanka taasoo lagu magacaabo Ayelet Shaket, waxa ayna haweeneydani si aan ganbasho laheyn u tidhi

Read More »