Wararka

Wasaaradda Beeraha oo ka Warbixisay Wejiga labaad ee Baabiinta Sunta Ayaxa ee ku aasan Wersheddii Burburtay

0 Visits: 917 | Wednesday July 16, 2014 - 08:29:15
Wasaaradda Beeraha Somaliland ayaa bilawday wejigii labaad ee hawl gal ay ku baabinayso Sunta faaftay ee ku jirtay xaruntii Ayaxa

Read More »

Mareeyaha Guud ee Shirkadda Laydhka HECO oo ka warbixiyey Faaidooyin uu keenay Midowgii Shirkadaha Laydha kana jawabay Cabashoyin shirkadda uga imanaya Bulshada

0 Visits: 964 | Wednesday July 16, 2014 - 08:16:25
waxa uu maareeyuhu sheegay ina midawgii shairkadahani ay usoo hooyeen sumcad badan dalka iyo gobolkaba maadaama oo ay far shirkadood isu tageen taasina ay tahay dhiirigalin xaga bulshada ah

Read More »

Xukuumadda Somaliland Oo Soo Bandhigtay, Lacagta Ku baxday mashuuca Seerayaaasha Iyo Cida Ka Maalgelisay

0 Visits: 1250 | Tuesday July 15, 2014 - 19:56:21
Xukuumadda Somaliland oo soo bandhigtay mashuuraca seerayaasha, ujeedada laga leeyahay, kharashka ku baxay iyo cidda Somaliland ka taageertay. Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha Somaliland Dr Cabdi AW Daahir Cali, ayaa

Read More »

Darawalada Gaadiidka Yar Yar ee Bajaajta oo ka qayliyey cashuur dul saar ah oo ay dawlada hoose ee Burco ku soo Rogtay

0 Visits: 1075 | Tuesday July 15, 2014 - 19:46:45
Gudida iyo dirawaliinta gadiidka yar yare e bajaajta loo yaqaano ee ka hir gashan magalada burco ee xarunta gobolka togdheer ayaa si weyn uga cawday cashuur dheeraad ah oo ay dawlada hoose ee magalada burco ku kordhisay cadadkii cashuurihii hore looga qaadi jiray iyo tacadiyo kale oo ay sheegeen in…

Read More »

Xamaas oo ku gacan saydhay baaqii xabad joojinta iyo isra'iil oo duqaymihii Qaza dib u biliwday

0 Visits: 1122 | Tuesday July 15, 2014 - 19:12:21
Isra'iil ayaa dib u billawday duqeymana ay la beeg sanayso marinka Qaza, saacado kaddib markii ay oggolaatay hindisaha xabadjoojinta ee Qaza. Ururka Xamaas ee maammula Qaza ayaa sheegay in uusan aqoonsanayn hindisaha xabadjoojinta, waxaa uuna sii waday gantaallaha uu ku ridayo Isra'iil xitaa…

Read More »

Daawo:Qaabkii loo xukumay loona dilay Laba Nin oo Hore Dil uu Geystay ...

0 Visits: 1450 | Tuesday July 15, 2014 - 18:53:22
Xukun Maxkamada Askarta Qalabka sida ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saaka toogatay labo gacan ku dhiigle oo ka dambeeyay dilkii loo geystay Nafisa Cismaan Salaad oo eheyd gabar arday ah. Fulinta xukunka ayaa soo martay heerar kala duwan waxaana xukun ku dhacay ka dib maanta la fuliyay xukunkaasi…

Read More »

DAWO:Waa ayaan daro in xildhiban bukhari oo la garanayo taarikhdisa uu masulyinta Xisbiga wadani wax ka sheego+Xil. ka jawaabay hadalki Xil.bukhari

0 Visits: 1215 | Tuesday July 15, 2014 - 16:32:25
Xildhibaan c/qaadir jibril tukale oo ka midaa xildhibaanada aqalka golaha wakiilada Somaliland kana midaa xildhibaanada xisbiga wadani ayaa waxa uu ka jawaabay hadal maalintii shalay ka soo yeedhay

Read More »

DAAWO:maleeshiyo hubaysan oo maalin cad weerar ku soo qaaday garoonka diyaaradaha caasimada wadanka liibiya+shacabka oo tabay macamar al_qadaafi

0 Visits: 1077 | Tuesday July 15, 2014 - 15:53:02
Garoonka diyaaradaha ee Tripoli international Airport ee caasimada wadanka liibiya isla markaana ku yaala banaanka magaaladaasi ayaa waxa goor maalinimo cad ah weerar laba jiho ah ku soo qaaday malaashiyaad wata isla markaana ku hubaysan gaadiidka tiknikada oo fara badan waxaanay khal khal

Read More »

Madaxweyne obama oo Waraaqaha Aqoonsiga Safiirnimo ka Gudoomay Safiirka Somaliya u Fadhiisan Doona Wadanka Maraykanka

0 Visits: 786 | Tuesday July 15, 2014 - 15:06:52
Madaxweynaha Dalka maraykanka barack obama ayaa malintii shalay oo isniin ku beegnayd waxa uu qaabilay safiirka cusub ee somaliya u fadhiisan doona wadanka maraykanka cumar c/rashiid cali sharmaake waxaana uu ka gudomay waraaqihii aqoonsiga ee safiirnimo iyadoo waraaqahaasi lagaga gudoomay munaasibad…

Read More »

Gudida joogtada ah ee golaha guurtida Somaliland oo kulan la yeeshay tvyada madaxa banaan ee Dalka

0 Visits: 970 | Tuesday July 15, 2014 - 14:30:22
Gudida joogtada ah ee golaha guurtida Somaliland ayaa manta kulan gaar ah la yeeshay warbaahinta madaxa banana gaar ahaana tvyada madaxa banan ee dalka laga lee yahay oo ka koobnaa afar tv ,waxaana kulan kan ay u jeedadiisu ahayd sidii ay tvyada madaxa banaani aanay u baahinin wararka qabyaalada ah…

Read More »

Isra'iil oo aqbashay heshiiska xabad joojinta ah ee ay masar ku baaqday iyo milatariga xamaas oo dhinaciisa ku gacansaydhay arintaasi

0 Visits: 930 | Tuesday July 15, 2014 - 14:00:32
Dowlada Isra'iil ayaa aqbashay heshiis xabadjoojin ah oo ay soo bandhigtay dowlada wadanka masar,balse garabka milatariga ee xamaas ayaa arintaasi ku gacan saydhay Golaha wasiirada amaanka ee Isra'iil ayaa kulan ay yeesheen waxay ku sheegeen inay oggolaadeen heshiiska xabadjoojinta,balse waxay…

Read More »

Daawo Sawiro:Wafti uu Hogaaminaayo Wasiirka Gadiidka Cirka Maxamuud Xaashi oo London shir kaga qayb galay.

0 Visits: 1346 | Tuesday July 15, 2014 - 12:57:26
Wafti uu hogaaminaayo wasiirka Gadiidka Hawada Somaliland Maxamuud Xaashi, Madaxa Ciidanka Socdaalka Somaliland Maxamed Cali Yuusuf (Ina Canbaro) Aqoonyahan Huseen Magaaladda London,

Read More »

Daawo Muqal:Masuuliyiinta Gobolka Badhan oo Xilkii U Kala Wareejiyay Maayirkii Hore Ee Degmada Laasqoray Iyo Ka Cusub Kana Warbixiyay Waxii U Qabsoomay intuu Xilka Hayay.

0 Visits: 793 | Tuesday July 15, 2014 - 12:48:26
Masuuliyiinta Gobolka Badhan oo Xilkii U Kala Wareejiyay Maayirkii Hore Ee Degmada Laasqoray Iyo Ka Cusub Kana Warbixiyay Waxii U Qabsoomay intuu Xilka Hayay.

Read More »

Dab Khasaare Gaystay Oo Xalay Ka Kacay Suuq Kuyaala Magaalada Muqdisho

0 Visits: 856 | Tuesday July 15, 2014 - 12:41:53
Guddoomiyaha maamulka degmada Wadajir Axmed Cabdule Afrax oo qaybaha kala duwan ee warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in dabku uu k dhashay koronto uuna geystay khasaare aad u fara badan.

Read More »

Wasiirkii Arimaha Debeda Ingiriiska Mr William Hague, Oo Iska Casilay Jagadii Wasiirnimo Ee Dalka UK Uu U Hayay.

0 Visits: 729 | Tuesday July 15, 2014 - 12:29:07
Wasiirka Arimaha debeda dalka UK Mr William Hague ayaa habeenkii isniinta ee xalay goor danbe ku dhawaaqay in uu iska casilay jagadii wasiirnimo

Read More »

Mucaaradka Libya Oo Qabsaday Garoonka Diyaaradahada Tripoli Diyaaradana Ku Gubay

0 Visits: 885 | Tuesday July 15, 2014 - 12:18:14
Mucaaradka Ayaa Dagaal Hubaysan Kula Jira Dawlada Wadankaasi Sanadkii Iyo Badhkii La Soo Dhaafay Igoo Usoo Talaabay Caasimada Isla Markaana Qabsatay Garoonka Diyaaradaha Ee Caasimada Dabna Qabadsiiyay 90% Diyaaradihii Fadhiyay Wakhti Xaadirkaasi Garoonka.

Read More »

Isreal Iyo Hamas Oo 48 Sacadood Ee Soo Socda Lagu Wado Inay Heshiis Xabad Joojin Ah Gaadhan

0 Visits: 1342 | Tuesday July 15, 2014 - 11:30:21
isreal ayaa duqaymo culus oo dhinaca hawada ugu jawabtay hamas kadib markii ay hamas gantalada ridada dheer kaga soo gantay isreal daanta galbeed ee Gaza tasoo keentay dhimasho iyo dhawac fara badan oo rayidka ah.

Read More »

Daawo: Wasiirka Duulista iyo Hawada JSL oo ka warbixinaya Shir Caalamiya oo uu kaga qaybgalayo Ingiriiska

0 Visits: 773 | Tuesday July 15, 2014 - 08:44:49
Wasiirka oo uu socdaalkiisa ku weheliyo Taliyaha Laanta Socdaalka Somaliland ayaa London kaga qaybgalaya Shir caalamiya oo lagaga hadlayo Amniga dhinaca isu socodka.

Read More »

"Guusha aynu Rabno in aynu ka gaadhno arimaha dibeda waa mid u baahan dedaal ka balaadhan kii wadanka lagu xoreeyay, Halgankiina ma dhamaystirna ilaa Somaliland si buuxda loo ictiraafayo" Xoghayaha Guud ee Xisbiga Waddani USA.

0 Visits: 858 | Tuesday July 15, 2014 - 08:26:19
Waxaan markasta salaam qiimo badan u dirayaa shacabka Somaliland meel kasta oo ay joogaanba. Salaan ka bacdi, Waxaan Wax yar ka odhanayaa Siyaasada Arimaha Dibeda ee Wadankeena Somaliland.

Read More »

Ciidamada Dowladda Somalia Oo Baadigoob Ugu Jiraa Libaax Dadqaad ah Ku Dhex Fakaday Muqdisho Iyo Dareen Aragagax Leh Oo La Soo Darsay Shacabka Ku Dhaqan Muqdisho

0 Visits: 1188 | Tuesday July 15, 2014 - 00:44:13
Sida ay goor dhawayd shaaciyeen laamaha amaanka ee Dowlada ayaa sheegaya in xarunta safaarada Emirate carabta ee agagaarka madaxtooyada oo kasoo fakaday Lbaax aad u weyn oo maalmahan halkaasi ku hayeen.

Read More »