Wararka

Baarlamaanka Somalia oo Madaxweyne Xasan Sheekh usoo jeediyey inu is casilo haddi kale mooshin soo dhigi doonaan

0 Visits: 918 | Tuesday May 06, 2014 - 10:36:28
in ka badan 100 Xildhibaan oo ka tirsan Baarlamaanka Somalia ayaa Madaxweynaha Somalia ka dalbaday inuu xilka iska casilo, haddii kalena ay sifo sharci ah xilka kaga qaadi doonaan.

Read More »

SOMALILAND OO SHIR CAALAMI AH KAGA QAYB GALAYSA DALKA NIGERIA

0 Visits: 823 | Tuesday May 06, 2014 - 10:28:34
Wefti ka socda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa dalka Nigeria (Nayjeeriya) ee galbeedka qaaradda Afrika kaga qaybgelaya shirweyne caalami ah oo furmaya Arbacada berri.

Read More »

TABABARAHA LIVERPOOL RODGERS: WAA ISKU DHAMAADAY HORYAALKA

0 Visits: 1396 | Tuesday May 06, 2014 - 09:33:07
Ciyaar xamaasad badneed oo ka dhacday garoonka Selhurts Park, Palace ayaa 10 daqiiqo dabka u rogtay Liverpool ciyaar ay Reds ku hormartay seddex gool oo nadiif ah,

Read More »

Bilayska Burco Oo Xabsiga Ku Guray Arday Iska-Hor Imaad "Qabiil" Dhex Maray

0 Visits: 834 | Tuesday May 06, 2014 - 09:11:28
Ugu yaraan labaatan Arday oo kuwa Dugsiyada sare dhigta ah ayaa Maanta Xabsiga loo taxaabay Magaalada Burco, kaddib markii iska hor-imaad qabyaalad salka ku hayaa dhex maray Ardayda.

Read More »

Xildhibaan Maxamuud Warfaa Oo Shaaciyey In Uu Yahay Musharax U Taagan Jagada Gudoomiyaha Golaha Dhexe Ee Xisbiga Kulmiye.

0 Visits: 918 | Tuesday May 06, 2014 - 08:31:26
Gudoomiye ku xigeenka Golaha dhexe ee xisbiga KULMIYE ahna Xildhibaan Ka tirsan Golaha Wakiiladda Somaliland Md. Maxamuud Jaamac Warfaa ayaa shaaca ka qaaday inuu u taagan yahay

Read More »

Maayarka Burco oo Furay Tartan Cayaareed loogu magac daray Xuska 18may

0 Visits: 824 | Monday May 05, 2014 - 17:42:59
Badhasabkuxigenka Gobolka Togdheer oo kamid ahaa masuliyiintii ka qaybgashay furitaanka tartankaas ayaa mayarka ku bogaadiyey dhiirigelinta cayaaraha

Read More »

UNCAO Oo Madarka Hargeysa Markii U Horaysay Ku Qiimaysa Derajada 7

0 Visits: 856 | Monday May 05, 2014 - 17:17:39
Markii ay talada Dalka qabatay xukuumaddan uu hoggaaminayo madaxweyne Axmed Maxamed Maxmuud Siillaanyo

Read More »

Filand: Masuuliyiin Iska Casilay Xisbiga UCID, Caddaalad Daro-na Ka Tirsaday Guddoomiye Faysal Cali Waraabe

0 Visits: 846 | Monday May 05, 2014 - 17:15:48
Gudoomiye ku xigeenkii xisbiga UCID ee dalka finland, Xassan Cumar Hurre iyo Gudoomiyihii abaabulka xisbiga UCID, ee finland Ismaaciil Digaale, ayaa maanta is casiley, sida labu sheegay war-saxaafadeed ay soo saareen labadan masuul.

Read More »

"“Cali khaliif waa nin gabadhi dhashay, laakiin ka ogolaan mayno siyaasadiisa,buuhoodlena noqonmayso dhagax la isku taago" wasiir xagla-toosiye

0 Visits: 1037 | Monday May 05, 2014 - 17:12:24
Sababtaan Buuhoodle u tegay waa mid la xidhiidha safarradii aan ku marayey waddanka somaliland ee aan ugu guurgalayey adeegyada iyo xarumaha caafimaad

Read More »

Madaxwaynaha Somaliland Oo Loo Gudbiyey Codsi Lagu Dalbanayo In xayiraadda Laga Qaado Haatuf Iyo Hubaal

0 Visits: 762 | Monday May 05, 2014 - 17:09:58
In ka badan 350 qof oo isugu jira qaybaha kala duwan ee bulshadda Somaliland, aqoonyahano odayaal salaadiin boqorro

Read More »

CISBITAL CUSUB OO LAGU MAGACABO DAARU-XANAAN OO LAGA HIRGALIYAY MAGALADDA BURCO IYO MASULIYINTA GOBALKA,DEGMADA OO XADHIGA KA JARAY CISBITALKAASI + SAWIRO

0 Visits: 1953 | Monday May 05, 2014 - 17:01:14
Xaflad Baladhan Oo si Rasmiya Xadhiga Lagaga Jarayay Cisbital Cusub Oo Laga Hirgaliyay Gudaha Magaladda Burco ayaa Habeenkii Xalay ahaa Lagu Qabtay Gudaha Cisbitalkaasi.

Read More »

Dad Ku Dhaawacmay Rabshado Ka Dhacay Ceeri-gaabo Kadib Dib U Dhac Ku Yimi Imtaxaan Loo Galayey Diwaangalinta Muwaadinka.

0 Visits: 1285 | Monday May 05, 2014 - 16:53:28
Imtixaankii Loogu Tala Galay Saaka Oo Axad Ah In Xarunta Jaamacadda Sanaag University Lagaga Qaado Hawl-Wadeennada Ka Shaqaynaya Diiwaangelinta Muwaaddiniinta Gobolka Sanaag

Read More »

"Muuse, Waa Mujaahid U Qalma Musharaxnimada Madaxwayne Ee Xisbiga Kulmiye" Cismaan Hindi

0 Visits: 781 | Monday May 05, 2014 - 16:50:02
Siyaasiga Cismaan Cabdilaahi Cigaal (Cismaan Hindi), ayaa soo dhaweeyay Musharaxnimada Madaxwaynenimo ee Guddoomiyaha xisbiga Kulmiye

Read More »

Daawo:- Sannad Guuradii 12-aad Ee Geeridii Marxuun Cigaal Oo Hargaysa Laga Xusay

0 Visits: 776 | Monday May 05, 2014 - 09:34:31
xuskan loo sameeyay marxuun cigaal ayaa waxaa ka soo qaybgalay musuuliyiinka tirsan dawlada

Read More »

Jidkan Kaliya Iskuma Xidhin laba Degmo balse wuxuu isku XIdhay Laba Dawladood" Wasiirka Madaxtoyada JSL

0 Visits: 802 | Monday May 05, 2014 - 09:27:25
Wasiirka Madaxtooyada JSL Xirsi Cali Xaji Xasan ayaa ka Dareen celiyey Socdaal uu Madaxweynaha ku wehelinayey oo ay ku tageen Wajaale xadhigana kaga jareen Jidka isku xidha Wajale iyo Kalabaydh ayaa yidhi sidan:

Read More »

Madaxweyna Siilaanyo Oo Madaxtoonyada Kulan Kula Qaatay Ururada Bulshada Rayidka Ah.

0 Visits: 757 | Sunday May 04, 2014 - 23:23:15
Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo Waxa Uu Maanta Qasriga Madaxtooyada Kula Kulmay Ururada Bulshada Iyo Kuwa Aan Dawliga Ahayn Ee Somaliland

Read More »

Wasaaradda Beeraha Somaliland ayaa bulshada ugu baaqday inay ka faa'iidaystaan Roobka sanadkan oo ka curtay deegaanada dalka qaar.

0 Visits: 751 | Sunday May 04, 2014 - 22:27:02
Shir jaraa'id uu xafiiskiisa maanta ku qabtay Af-hayeenka wasaaradda Beeraha Sacad Muuse Cabdi waxanu yidhi

Read More »

Wasiirka Arrimaha Debedda JSL oo markii uhoreysay ka hadlay Hadalkii Xasan Sheekh ee ahaa inay telefon kuwa wada xidhiidhen Madaxweyne siilanyo

0 Visits: 950 | Sunday May 04, 2014 - 22:23:23
wasiirka arimaha debada Somaliland Maxamed Biixi Yoonis ayaa faah faahin ka bixiyey shir caalami ah uu kaga qayb galayo wadanka Nigeria.

Read More »

AQOONYAHAN JAMAAL CALI XUSEEN OO MULKIILAHA HOTEEL KAAH UGA TACSIYADEEYAY MASHAQADII SHALAY, REER SOMALILAND BAAQ U DIRAY

0 Visits: 774 | Sunday May 04, 2014 - 21:54:57
Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Md. Jamaal Cali Xuseen ayaa ganacsadaha hoteel Kaah ee Magaaladda Hargeysa Barigeeda ku yaala uga tacsiyadeeyay dabkii shalay khasaaraha gaadhsiiyay Super Market iyo kaalinta shiidaalka.

Read More »

Guddomiyaha Hay'ada Shaqalaha Dawladda Somaliland Oo Ka Hadlay Shaqaalaha Ay Qaadanyso Wasaradda Arimaha Gudahu ee Diiwangelinta

0 Visits: 912 | Sunday May 04, 2014 - 21:07:46
"runtii manta waxa halkan imtixaan ugu fadhiisanaya shaqalihii ka qaybqadan lahaa diwaan galinta madaniga ah ee Somaliland dalka oo dhana waxa u fadhisanay imtixaankan ilaa 2500, Oo qof"

Read More »