Wararka

Dab ka kacay Booyad Shidaal Badhtamaha Magaalada Hargeysa iyo Khasaaraha ka dhashay Dabkaas

0 Visits: 833 | Sunday May 04, 2014 - 20:36:37
Booyad la sheegay inay shidaal sidday ayaa goor dhawayd ku qaraxday xaafadda shacabka ee Magaalada Hargeysa,

Read More »

Daawo Muuqaal: Weriye Mustafe Teacher oo lagu Martiqaaday Barnaamijka Dhalinyarada ee Telefishanka Qaranka iyo Nuxurka Waraysigii Dhex maray Weriye Saynab Maxed Cabdi iyo Isaga.

0 Visits: 3180 | Sunday May 04, 2014 - 20:19:04
Weriye Mustafe Teacher oo Ah Tafatiraha Shebekedda Afkashacabka.com. ahna Guddomiyaha Dalladda isku xidhka Dhalinyarada Somaliland ee SYNA aya waraysigaas kaga Xogwarramay Arrimaha Dhalinyarada iyo Saxaafadda

Read More »

"Waxanu Wadanka Ka Wadnaa 38-Wado Oo Aanu Hadda Gacanta ku Hayno Waanay Dhamanayan" Wasiirka Madaxtoyadda Xirsi Cali Xaji Xasan.

0 Visits: 844 | Sunday May 04, 2014 - 17:31:36
Wasiirkawasaaradda Madaxtooyadda Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo ka mid ahaa masuliyiintii madaxwaynaha Somaliland Ku wahelinayey Safarkii u ku tagey magaladda Tog-wajaale,

Read More »

Madaxweyne Siilaanyo oo Socdaal kedis ah ku Tegey Wajaale iyo Furitaankii Waddada Wajaale

0 Visits: 810 | Sunday May 04, 2014 - 17:01:55
Madaxwaynaha Jammuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa Safar aan hore loo shacin ku tagey Magaaladda Magaladda Tog-wajaale

Read More »

Muuse Biixi Cabdi oo ku dhawaaqay inu u sharaxanyahay Madaxtinimada Dalka Doorashada 2015 iyo Nuxurka Waraysi BBC du la yelatay

0 Visits: 836 | Sunday May 04, 2014 - 16:50:06
Hadalka Muuse Biixi Cabdi ee ah inuu si rasmiya ula tartami doono Madaxweyne Axmed Silaanyo, ayaa noqonaaya kii ugu horeeyay ee uu shaaca ka qaado tan iyo markii lasoo gebo gabeeyay shirweynihii Xisbiga.

Read More »

Daawo:Wasiir Xaglatoosiye oo Markii uhoreysay Bookhday Buuhoodle iyo Soo dhoweyn layaableh oo uu kala kulmay

0 Visits: 1268 | Sunday May 04, 2014 - 16:37:37
Wasiirka Caafimaadka Somaliland, Dr. Saleebaan Ciise Xagla-toosiye, ayaa gaadhay Magaaladda Buhoodle, halkaas oo si weyn loogu soo dhaweeyay.

Read More »

"Waa Khasab In Aanu Hor Fadhiisano Somaliland Oo Wadahadal La Yeelano". Cali Khalif Galaydh.

0 Visits: 873 | Sunday May 04, 2014 - 16:33:50
Cali Khaliif Galaydh oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya,dhalasho ahaana ka soo jeeda waddanka Somaliland yaa sheegay inay khasab tahay inay wadahal ay la yeeshaan dawladda Somaliland.

Read More »

Madaxweyne Siilaanyo oo Booqday Kaalinta KAAH oo Khasaare laxaad leh ka soo Gaadhay Dab ka kacay Shalay

0 Visits: 1031 | Sunday May 04, 2014 - 16:30:30
Madaxweynaha ayaa halkaasi gaadhay Salaaddii Cishaa'iga ka dib, isaga oo halkaasi ku sugnaa muddo saacad ku dhow,

Read More »

Guddigii Qabanqabada 18 May ee Heer qaran oo Shacabka Somalilan Baaq u diray

0 Visits: 774 | Sunday May 04, 2014 - 15:46:27
Guddida Qaban-qaabada Maalinta Qaran Ee18ka May ,ayaa shir jaaa,id oo ay maanta ku qabteen magaalada Hargeysa waxay bulshada Somaliland kaga dalbadeen inay si weyn uga qayb qaataan munaasibadaha maalinta Qaran.

Read More »

Xayiraadda Hubaal Iyo Haatuf Oo Hadheeyay Xuska Maalinta Xorriyadda Saxaafadda Ee Adduunka + Sawirro

0 Visits: 873 | Sunday May 04, 2014 - 00:53:37
Xuska maalinta xorriyadda saxaafadda ayaa waxa maanta lagu qabtay Hotel Maansoor ee Magaalada Hargeysa

Read More »

Daawo Gudoomiyaha Cusub Ee Loo Magacaabay Gobolka Sanaag Maxamuud Cali Hayste(Ramaax)Oo Ka Hadlay Magacaabistiisa Iyo Sida Uu U Arko.

0 Visits: 1049 | Sunday May 04, 2014 - 00:49:47
Gudoomiyaha Cusub Ee Loo Magacaabay Gobolka Sanaag Maxamuud Cali Hayste(Ramaax)Oo Ka Hadlay Magacaabistiisa Iyo sida uu dareenkisa ku wajahan magacaabista

Read More »

Afar Qof Oo Ku Dhaawacmay Dab Xoogan Oo Ka Kacay Kaalinta Shiidaalka Ee Kaah.

0 Visits: 816 | Sunday May 04, 2014 - 00:47:01
Dab Xoog Leh Oo Ka Kacay Kaalinta Shiidaalka Ee Kaah Ayaa Sababay Dhaawaca Afar Qof Oo Rayida Sida Uu Sheegay Taliyaha Ciidanka Bileyska Somaliland.

Read More »

Suldaan Bad-Madow Iyo Wax-garad Bogaadiyey Badhasaabka Cusub Ee Gobolka Saaxil

0 Visits: 954 | Sunday May 04, 2014 - 00:42:57
Suldaan Axmed Maxamed Xasan (Suldaan Bad-madow) oo ka mid ah Madax-dhaqameedka reer Somaliland

Read More »

QARAMADA MIDOBAY OO KA DAYRISAY ABAARTA KA TAAGAN SOOMALIA

0 Visits: 933 | Saturday May 03, 2014 - 14:22:19
Warbixin ay si wada jir ah u soo saareen Hay'adda taxliiliso xaaladda Cuntada iyo nafaqadarada Somaliya ee (FSNAU), hay'adda beeraha u qaabilsan Qaramada midoobey ee FAO

Read More »

MAAMULE KU XIGEENKA MADAARKA CAASIMADA HARGEYSA OO MUNAASIBAD CASHO SHARAF AH KU QAABILAY CIYAARTOYGA KU CIYAARA MAGACA WASAARADA DUULISTA+DAAWO SAWIRADA

0 Visits: 1209 | Saturday May 03, 2014 - 14:18:04
maamule ku xigeenka madaarka caasimada Hargeysa Cabdilaahi Yuusuf Axmed ayaa munaasibad casho sharaf ah ku qaabilay ciyaartoyga ku ciyaara magaca wasaarada duulista iyo hawada Somaliland.

Read More »

'John Obi Mikel Waa Suurogal Inuu Ku Biiro Inter Milan' – Wakiilkiisa.

0 Visits: 833 | Saturday May 03, 2014 - 14:09:12
Wakiilka John Obi Mikel ayaa xaqiijiyay in Inter Milan xiiseyneyso ciyaaryahanka islamarkaana ay suurogal tahay inuu u dhaqaaqo laakiin waqti xaadirkaan uu yahay ciyaaryahan Chelsea ah.

Read More »

ENG: MAXAMED XAASHI OO XISBIGA KULMIYW KU TILMAAMAY XISBI XAAKIMKII UGU XUMAA EE DALKA SOO MARAY,

0 Visits: 868 | Saturday May 03, 2014 - 14:04:42
Wasiirkii hore ee Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Eng : Maxamed Xaashi Cilmi, ayaa ka hadlay Shirweynihii Saddexaad ee Xisbiga Kulmiye qabsaday,

Read More »

Liverpool Oo Qorsheyneysa Inay U Dhaqaaqdo Micah Richards.

0 Visits: 756 | Saturday May 03, 2014 - 14:01:13
Micah Richards ayaa diirada u saaran kooxda Liverpool xagaaga iyagoo ku doonaya 7 milyan ginni, sidaasi waxaa qortay maanta jariirada Ingariiska ka soo baxda ee Daily Mirror.

Read More »

"Annagu Ma Doonaynno Dhiig Daata Iyo Colaad Aannu Soomaaliya Ku Kala Go'no, Laakiin"…Wasiir Biixi.

0 Visits: 874 | Saturday May 03, 2014 - 13:51:17
Wasiirka Arrimaha Dibedda Md. Maxamed Biixi Yoonis, Ayaa Sheegay Inay Madaxweynaha Dalka Sudaan Mr. Cumar Xasan Al-Bashiir Ka Codsadeen Inuu Noqdo Ergay U Dooda Qaddiyadda Madaxbannaanida Jamhuuriyadda Somaliland, Maadaama Koonfurta Sudan Ka Go'day Waddankiisa.

Read More »

Maxkamadda Gobolka Hargeysa Oo Mar Kale Baaq u Dirtay Maamulka Wargeyska Haatuf

0 Visits: 820 | Saturday May 03, 2014 - 13:47:22
Maxkamadda Gobolka Hargeysa ayaa Guddoomiyaha wargeyska xayiran ee HAATUF Yuusuf Cabdi Gaboobe Iyo Tifaftiraha wargeyskaasi Axmed Cali Cigge

Read More »