Wararka

War Deg Deg Ah: Madaxweyne siilaanyo oo ku waabariistay laasqoray socod lug ahna ku maray jidaka magaaladaas, xalayna u hoyday maydh iyo cerigaabo oo la sheegay inugoor dhow ku jihaysan yahay

0 Visits: 1381 | Sunday March 16, 2014 - 12:46:29
Madaxweynaha somaliland Axmed maxamed maxamuud siilaanyo ayaa saaka ku sugan magaalo xeebeeda laasqoray halkaas oo uu saaka ku kalahay,

Read More »

Daawo Qaybtii 2aad iyo 3aad ee Barnaamijyo Gaara oo Ku Saabsan Safarkii Madaxwaynaha Jahmuuriyadda Somaliland Md.Axmed Siilaanyo Uu Ku Maraayay Gobolada Dalka.

0 Visits: 1039 | Sunday March 16, 2014 - 08:31:42
Barnaamij Gaara oo Ku Saabsan Socdaalka Madaxwaynaha Jahmuuriyadda Somaliland Md.Axmed Siilaanyo Uu Ku Maraayay Gobolada Dalka.

Read More »

Idaacadda BBC oo sheegtay in saaka diyaargarow xoogan loogu jiro aaska marxuum maxmed saleban tubeec oo maydkiisa laga soo dejin doono muqdisho

0 Visits: 1037 | Sunday March 16, 2014 - 07:21:46
Arrinta kala jiidashada aaska marxuum maxamed saleban tubeec ayaa noqonaysa mid ku cusub dhegaha bulshada

Read More »

Madaxwaynaha Somaliland oo Caawa soo Gadhay Maydh Barina udhaafi doona Cerigaabo

0 Visits: 1159 | Sunday March 16, 2014 - 00:05:31
Madaxwaynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo weftigii la socday oo saaka ka baxay Magaalada Berbera oo ay ku sugnaayeen labadii maalmood ee u dambeeyay, ayaa caawa gaadhay degmada Maydh ee gobolka Sanaag.

Read More »

Saldhigga daloodho oo badbaadiyey ilmoyar oo hooyadii Suuli ku ridey iyo dhacdooyin lagu dilayo caruurta yaryar oo hargeysa ku so badanaya

0 Visits: 1011 | Saturday March 15, 2014 - 18:45:39
Ciidamada Booliska ee Saldhiga Doolodho ee magaalada Hargeysa ayaa shalay badbaadiyay ilmo yar oo markii uu dhashay ay hooyadii suuli ku riday, habeen hore

Read More »

Gaadhigii Guddoomiye Ku-Xigeenka Hay'adda Horumarinta Wadooyinka Somaliland Oo Ku Qalibmay Magaaladda Badhan+ Khasaaraha Ka Dhashay Shilkaasi

0 Visits: 946 | Saturday March 15, 2014 - 18:33:42
waxaana ku geeriyooday Dirawalkii gaadhigaasi waday oo la odhan jiray Maxamed Sugule, halka Askarigii ilaalada u ahaa uu.....

Read More »

Fanaanada Farxiya kabayare oo si weyn loogu soo dhoweeyey Xamar +

0 Visits: 2101 | Saturday March 15, 2014 - 18:27:20
Waxaa maanta garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho lagu soo dhaweeyay fanaanadda caanka ah Farxiya Maxamed Kaboyare oo caasimadda Muqdisho ugu dambeysay muddo dheer ka hor.

Read More »

DAAWO VIDEO: JILAYASHA CAANKA AH EE JAWAAN IYO SOORAAN IYO FAANIINTII WAAWEYNAYD EE REER SOMALILAND OO SI WADA JIR AH TACSI UGU DIREY QOYSKII MARXUM MAXED SALEBAN TUBEC

0 Visits: 1317 | Saturday March 15, 2014 - 18:06:23
JILAYASHA CAANKA AH EE JAWAAN IYO SOORAAN IYO FAANIINTII WAAWEYNAYD EE REER SOMALILAND OO SI WADA JIR AH TACSI UGU DIREY QOYSKII MARXUM MAXED SALEBAN TUBEC

Read More »

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo xadhiga ka jaray Markaz Weyn Oo Laga Dhisay Xaafada Masallaha Ee Magalada Hargeisa.

0 Visits: 1271 | Saturday March 15, 2014 - 17:39:44
Hargeysa:(Afkashacabka)Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiramxaan Cabdilaahi Saylici, ayaa xadhiga ka jaray Markaz weyn oo laga dhisay xaafada masalaha ee Caasimada Hargeysa kaas oo la sheegay inay ku baxday aduun lacageed oo gaadhaya in kabadan nus Malyuun doolar, kaas oo uu dhisay Xildhibaan Khadar…

Read More »

44 jir Reer CANADA ah oo loo aqoonsaday ninka ugu safarka iyo socdaalka badan adduunka kaasoo 23 Sanno Oo Noloshiisa Ah Safar Ku Qaatay 195 Dal

0 Visits: 1129 | Saturday March 15, 2014 - 17:20:05
Mr. Globetrotting Mike Spencer Bown oo safar ku tagay 195 dal adduunka ah, oo ay ku jiraan goobo dagaallo ka socdaan oo caasimadda Somaliya ee Muqdisho ka mid tahay, ayaa 23 sannadood kadib soo gaadhay dalkiisa hooyo ee Canada..

Read More »

Banki-moon oo u gudbiyay golaha ammaanka warbixin uu kaga hadlayo xidhiidhka xukuumadda Somaliland iyo labada xisbi mucarad u dhexeeya.

0 Visits: 1012 | Saturday March 15, 2014 - 17:11:10
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay oo saddexdii biloodba mar warbixin ku saabsan Somaliland iyo Somaliya siiya golaha ammaanka Qaramada Midoobay, ayaa doorkan wuxuu qaybta Somaliland ee uu u gudbiyay golaha ammaanka uu kaga hadlay xidhiidhka xukuumadda Somaliland iyo labada xisbi mucarad.

Read More »

Dhegayso:Xildhiban Cabdiraxman Cisman Caalin oo ka warbixiyey halka uu marayo qabanqaabadii shirweynaha xisbiga kulmiye

0 Visits: 969 | Saturday March 15, 2014 - 15:45:01
Xildhibaanku wuxu sheegay in warbixin kooban uu bixinayo isagoo shakhsi ah oo an metelaynin guddigii qabanqaabada afkoodana ku hadleyn, waxanu xusay in berri la soo dhammaystiri doono ergooyinkii shirka

Read More »

"Madaxweynaha oo badda galay oo dabaalanaya, ayaan daawaday waan ku farxay, waxay ka turjumaysaa inuu yahay madaxweynuhu weli mid xoog ah" Fanaanad khadra daahir

0 Visits: 1034 | Saturday March 15, 2014 - 15:32:17
Fanaanadda Weyn ee Khadra Daahir Cigge, ayaa majeeratay horumarka iyo wax-qabadka ay tilmaantay in xukuumadda Madaxweyne Axmed Siilaanyo dalka ka fulisay saddex sanno iyo dheeraad uu xilka madaxtinimadda dalka hayay.

Read More »

"Safarkii Gobolada Galbeedku,Wuxuu Cashar ka Bixinayaa Xaalada Horumar"

0 Visits: 1295 | Saturday March 15, 2014 - 05:19:13
Wasiirku waxa uu sidaasi ku sheegay qoraal uu soo dhigay barta uu ku leeyahay face-book, waxaanu qoraalkaasi u dhgnaa sidan:-

Read More »

R.Afkashacabka Dhageyso Guddoomiyaha Guddida Nabadgelyada Caasimadda Hargeysa Xildhibaan Ismaaciil Jaamac Xirsi (Cagayare), ayaa beeniyay War Ay Ka Dabaceen Warbaahinta Qaar Kood.

0 Visits: 1098 | Saturday March 15, 2014 - 05:13:49
Hargeysa(AFK)-Guddoomiyaha Guddida Nabadgelyada Caasimadda Hargeysa Xildhibaan Ismaaciil Jaamac Xirsi (Cagayare), ayaa beeniyay War Ay Ka Dabaceen Warbaahinta Qaar Kood.

Read More »

Agaasimaha Guud ee wasaaradda duulista hawadda iyo gaadiidka cirka Somaliland Cumar Cabdilaahi Aadan ayaa beeniyey warar sheegayey inay jiraan dad degan Koonfurta Madaarka Hargeysa oo Wasaarada duulistu ay u Awood sheegatay

0 Visits: 975 | Friday March 14, 2014 - 22:21:58
Agaasimaha Guud oo maanta shir jaraa'id ku qabtay Magaalada Hargeysa ayaa sidoo kalenasharaxaad ka bixiyey qorshaha ay Xukuumadda Somaliland u samaysay dad muwaadiiin ah oodhul ay deganaayeen uu gaadhay dhismaha xayndaabka Madaarka Cigaal oo hada la wado.

Read More »

Daawo Video: Madaxwaynaha JSL oo ku Dabashay Xeebta Batalale ee Magalada Berbera +SAWIRO

0 Visits: 3894 | Friday March 14, 2014 - 21:56:17
Madaxwaynaha Somaliland Axmed Silanyo oo Booqday Galabta xeebta Batalaale oo kula dabashay ardayda waxkabarata culumta Bada una soo Jeediyay Dardaran iyo dhirigalin siday usoo baxi lahayd arday Bada wax ka taqana

Read More »

Madaxweyne Ku Xiggeenka Somaliland Mudane C/Raxmaan C/Laahi Ismaaciil(Saylici) Ayaa Bookhday Guriga Ay Ku Nool Yihiin Xaaskii Iyo Carruurtii Uu Ka Geeryooday Fanaankii Waynaa Ee Maxamed Suleymaan Tubeec Oo Dhawaan Ku Geeryooday Dalka Jarmalka.

0 Visits: 1127 | Friday March 14, 2014 - 21:51:36
Guriga Madaxweyne Ku Xiggeenku Bookhday Oo Ku Yaala Xaafada Daami Ee Magaalada Hargaysa Waxa Wehelinayey Madaxweyne Ku Xiggeenka Wasiirka Wasaarada Ciyaaraha, Wasiir Ku Xiggeenka Wasaarada Warfaafinta , Wasiiru Dawlaha Madaxtooyada , La Taliyaha Madaxweynaha Ee Arimaha Bulshada Iyo Maxamed Xasan Cali(Waji)…

Read More »

Madaxwaynaha JSL Axmed Silanyo oo Galabta Ladabashay qaarkamida Bulshada Berbera gar ahaan xeebta Batalale Daawo Sawiro Badan

0 Visits: 2574 | Friday March 14, 2014 - 21:41:35
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu galabta wakhti qaali ah oon hore u soo marin dhalin-yarada Gobolka Saaxil ku nool gaar ahaan Ardayda Kulliyadda Badda ka dhigata Jaamacada Berbera oo maanta nasiib u yeeshay in ay Masuulkii qarankan ugu sareeyey kula dabaashaan…

Read More »

Maqaaxida Baraadka Berbera Oo Kulmisay Raxan Wasiiro ah oo kamid ah Weftiga Madaxweynaha JSL ee Berbera ku sugan kuwaasi oo maanta ka shaahaynayey goobtaasi+SAWIRO

0 Visits: 994 | Friday March 14, 2014 - 21:36:33
Qaar kamida wasiradii ku sgna magalada Berbera oo Kula shahayay casarnimada bulasha rer Berbera Makhayad ku taalay

Read More »