Ciyaaraha

Man United Oo Guul Ku Bilowday Xili Ciyaareedka Cusub Ee Horyaalka Ingiriiska & Walker Oo Kama' Ku Furay Goolasha EPL-ka

0 Visits: 1049 | Sunday August 09, 2015 - 09:16:18
Manchester United ayaa guul dirqi ah ku bilowday xili ciyaareedka cusub horyaalka Ingiriiska kadib marki ay 1-0 ku dubteen kooxda Tottenham Hotspur kulan ka dhacay Old Trafford.

Read More »

Mourinho Iyo Wiilashiisa Oo Taago Culus Kala Kulmeen Naadiga Swansea City Kulan Stamford Bridge Dhibcaha Lagu Wadaagay!!

0 Visits: 992 | Sunday August 09, 2015 - 09:13:36
Kooxda Chelsea ayaa ku guul dareesatay inay guul ku bilaawd difaacashada Premiership-ka England xili cayaareedka cusub 2015/16 kadib markii ay bar bar dhac la gashay naadiga Swansea City.

Read More »

Hordhac: Chelsea v Swansea – Blues Oo Bilaabeysa Difaacashadeeda Horyaalka Iyagoo Rajeynaya Inay Ka Sii Wadaan Halkii Ay Uga Tageen Xilli Ciyaareedkii Hore

0 Visits: 1042 | Saturday August 08, 2015 - 08:20:15
Kulanka: Chelsea v Swansea Garoonka: Stamford Bridge Waqtiga: 7:30pm Saacada Geeska Afrika Garsoore: Michael Oliver

Read More »

Sport:Garsoorayaasha Dhex Dhexaadin Doona Kulamada Todobaadka Kowaad Ee Horyaalka Ingiriiska Oo La Shaaciyay

0 Visits: 1033 | Tuesday August 04, 2015 - 12:56:01
Waxaa August 8 deeda si rasmi ah u bilaabi doona kulamada todobaadka kowaad ee horyaalka Ingiriiska ee xili ciyaareedka cusub ee 2015/16.Waxaana la shaaciyay garsoorayaasha dhex dhexaadin doona kulamada maalinta kowaad ee horyaalka Premier Leaque-ga.

Read More »

"Waa Qasab Inaan Dhaliyo 50 Gool Xilli Ciyaareedkii Si Aan Ugu Heer Noqdo Messi Iyo Ronaldo"Eden Hazard

0 Visits: 848 | Sunday July 26, 2015 - 11:11:46
London(AFKA)Eden Hazard ayaa doonaya inuu qiil u helo isbarbardhiga lagula sameeyo Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo xilli ciyaareedka danbe. 24 jirkaan oo ku guuleystay xiddiga sannadka horyaalka Ingariiska ayaa yiri: "Haddii aan doonayo inaan gaaro heerkooda waa qasab inaan dhaliyo 40, 50 gool…

Read More »

Kooxda Dortmund Oo Beenisay In Marco Reus Markale Dhaawac Halis Ah Soo Gaaray

0 Tuesday July 21, 2015 - 10:59:19
London(AFKA)Warbixin cusub ayaa lagu sheegay in weeraryahanka xulka Jarmalka Marco Reus uu dhaawac cusub soo gaaray xili uu kooxdiisa xili cayaareedka cusub iskula diyaarinaayo. Balse naadiga Dortmund ayaa si rasmi ah u beenisay in Marco Reus uu xaalad halis ah ku sugan sidoo kalena waxay ku tilmaantay…

Read More »

Wax Badan Ka Ogaw Weeraryahanka Haatan Suuqa Yurub Laga Heli Karo Ee Doonaya Inay Kooxahooda Isag Tagaan

0 Visits: 824 | Tuesday July 21, 2015 - 10:41:17
Kooxaha Arsenal iyo Man United waxaa madax xanuun ku haayo inaysan weli helin weeraryahan tayo wanaagsan.

Read More »

UEFA Oo Shaaca Ka Qaaday 10-ka Cayaaryahan Ee U Sharaxan Abaal Marinta Xidiga Qaarada Yurub Ugu Wanaagsan

0 Visits: 1104 | Thursday July 16, 2015 - 09:03:22
London(AFKA)Xiriirka kubada cagta qaarada Yurub (UEFA) ayaa si rasmi ah shaaca kaga qaadeen 10-ka ciyaaryahan ee u sharaxan abaal marinta xidiga Yurub ugu wanaagsan (UEFA Best Player in Europe Award).

Read More »

Steven Gerrard Iyo Frank Lampard Oo Iska Garab Ciyaari Doona Kana Horimaan Doona Kooxda Tottenham.

0 Visits: 942 | Tuesday July 14, 2015 - 12:39:51
Weli ma uusan ciyaarin kulankiisii ugu horeysay ee horyaalka Mareykanka ee MLS laakiin Steven Gerrard ayaa lagu soo daray kooxda u ciyaareysa horyaalka Mareykanka ee All-Star ee la dheeli doonta kooxda Tottenham.

Read More »

Waa Kuwee Shanta Weeraryahan Ee Man United U Qorshaha Ugu Jira Iney Ku Biixiso Mid Ka Mid Ah Badalka Robin Van Persie

0 Visits: 877 | Saturday July 11, 2015 - 10:37:51
London(AFKA)Madaama Radamel Falcao ay Man Unites iska fasaxday sidoo kalena Robin Van Persie uu haatan heshiis la gaaray naadiga Fenerbahce. Macalin Luis Van Gaal wuxuu ku qasbanaan doonaa xagaagan inuu ugu yaraan labo weeraryahan lasoo saxiixdo kuwaas oo Wayne Rooney caawin karaan xili cayaareedka…

Read More »

Chelsea Oo Todobaadkan Gudhiisa £46m Kusoo Iibsan Doonto Sedex Xidig Oo Yurub Caan Ka Ah

0 Visits: 1036 | Saturday July 11, 2015 - 10:20:43
London(AFKA)Balse haatan warbixin la isku haleen karo ayaa lagu sheegay in Chelsea ay sedex cayaaryahan oo muhiim u ah inay £46m todobaadkan gudahiisa kula soo saxiixan doonto.

Read More »

Xidiga Kooxda Chelsea Miliyadiisa Leedahay Marco van Ginkel Ayaa Ku Biiray Naadiga Stoke City

0 Visits: 957 | Saturday July 11, 2015 - 09:17:15
London(AFKA)Marco van Ginkel dhawaan ayuu Chelsea kusoo laabtay kadib markii uu soo dhameestay 12-bilood ee uu qaab amaah kula joogay naadiga AC Milan.Kooxda Milan ayaa ku guul dareesatay inay laacibkan khadka dhexe ka cayaaro uu lasii joogo madaama Chelsea qorshaheeda ahayn inay Van Ginkel si toos…

Read More »

Martin Skrtel Oo Heshiis Waqtigiisa Dheer Yahay U Saxiixay Kooxdiisa Liverpool

0 Visits: 1080 | Saturday July 11, 2015 - 09:05:46
Daafaca reer Slovakia Martin Skrtel oo horey u go'aansay inuu garoonka Anfield baaqi kusii ahaado sanado badan ayaa si rasmi ah qalinka heshiis cusub ugu duugay.

Read More »

Daawo Sawir: Raheem Sterling Oo Laba Maalmood Kadib Ku Soo Laabtay Tababarka Kooxdiisa Liverpool

0 Visits: 873 | Friday July 10, 2015 - 16:40:25
Raheem Sterling ayaa dib ugu soo laabtay tababarka Liverpool kadib laba maalin oo uu kaga maqnaa xerada tababarka xanuun u gaar ah.

Read More »

Chelsea Oo Ku Dhaw Iney Dhameystirto Saxiixa Asmir Begovic & Van Ginkel Oo Stoke Amaah Ku Aadaya

0 Visits: 1031 | Friday July 10, 2015 - 16:38:21
Chelsea ayaa ku dhaw iney 8 Malyan Oo Pound kula soo wareegto goolhayaha reer Bosnia ee kooxda Stoke City Asmir Begovic, balse kooxda ku ciyaarta Britannia Stadium waxey amaah sanad ah ku helayaan Marco Van Ginkel.

Read More »

Daawo:Maxaa Sababay In Cristiano Ronaldo Uu Si Cadho Leh Uga Dhaqaaqo Wareysi Lala Yeelanayay?+Sawiro

0 Visits: 1186 | Monday July 06, 2015 - 12:19:10
Burco(AFKA)Cristinao Ronaldo oo cadheysan ayaa isaga baxay wareysi ka dib markii su'aalo laga weydiiyay mustaqbalka saaxiibkiisa kooxda Real Madrid Sergio Ramos. Kooxdii hore ee Ronaldo ee Manchester United ayaa laga soo diiday dalab 35 milyan ginni ah oo ay ka gudbisay daafaca reer Spain isbuucii…

Read More »

Kulamada Isreebreebka Champions League Ee Man United Saameyn Kuma Yeelan Doonto U Dhaqaaqista David De Gea Ee Real Madrid.

0 Visits: 952 | Monday July 06, 2015 - 12:11:56
Haddii wadahadalada saxiixa goolhaye David de Gea ay sii jiitamaan ilaa maalinta ugu danbeysa ee suuqa kala iibsiga oo 1da bisha September ah, goolhayaha ayaa ku qasbanaan doona inuu Manchester United u ciyaaro kulanka wareega ugu danbeeya isreebreebka Champions League. United

Read More »

"Waa In Petr Cech Uu Iska Saaro Jaceylka Chelsea Haddii Uu Guulo La Gaarayo Arsenal"Jens Lehmann

0 Visits: 853 | Monday July 06, 2015 - 12:02:30
Jens Lehmann ayaa aaminsan in Petr Cech uu ka caawin karo Arsenal inuu u qaado heer kale laakiin kaliya waa haddii uu meel iska dhigo jaceylka uu u qabo Chelsea. Goolhayaha xulka Czech ayaa isbuucii hore heshiis 11 milyan ginni ah ugu wareegay kooxda Gunners.

Read More »

Copa America:Chile Oo Markii Ugu Horaysay Taariikhdeeda Ku Guulaysatay Koobka Copa America, Xili Ay Rekoodhayaal 4:1 Ah Ku Garaacday Argentina

0 Visits: 928 | Sunday July 05, 2015 - 15:23:20
Xulka qaranka Chile ayaa markii taariikhdeeda ugu horaysay ku guulaysatay Copa America kadib markii ay rekoodhayaal 4:1 ah ku garaaceen Argentina. Chile iyo Argentina ayaa is mari waayay 120 daqiiqo oo ay ciyaareen taas oo ugu danbayn keentay in rekoodhayaal lagu kala saaro, waxaana koobka Copa America…

Read More »

Rasmi: Radamel Falcao Oo Kooxda Chelsea Ku Biiray Iyo Qaabka Uu Stamford Bridge Ku Joogi Doono

0 Saturday July 04, 2015 - 11:57:52
Kooxda Chelsea ayaa si rasmi ah shaaca kaga qaaday inay heshiis la gaartay weeraryahanka reer Colombia Radamel Falcao,Waa heshiis la wada filaayay inuu mar un hirgalo madaama mar hore la ogaa in Chelsea ay Falcao qaadan doonto.

Read More »