Maqaallo

Sayladii Saxaafada, Sooryadii Suuqa-Madow Iyo Sanadkii Silsiladaha By: C/Risaaq Terra.

0 Visits: 1704 | Saturday April 26, 2014 - 07:44:35
Cidkastoo Ciwaankan Aragtaaba Waxa Markaba Maskaxdooda Kusoo Dhacaysa Surma-Seegtada In Badan Oo Kamid Ah Saxaafada Somaliland Iyo

Read More »

Hanbalyo Xaflad Meher Mudane Maxamed Ismaaciil Shire iyo Marwo haweeye maxamed cilmi

0 Visits: 2776 | Thursday April 24, 2014 - 22:51:56
hanbalyo hanbalyo hanbalyo waxaan hanbalyo halkaan hawada uga marinyaa saaxiibkay mudane Maxamed Ismaaciil Shire iyo marwo haweeye maxamed cilmi oo meherkoodu ka dhacay magaalada ceeri gaabo

Read More »

Abwaan ibraahin Xamari iyo maansadii Soomalhaad / waa taxanihii Buuga mahiigaan

0 Visits: 2099 | Wednesday April 23, 2014 - 15:58:25
Siqiir iyo cirroolaba Intaad wada siqaysaan Tahriib aad usocotaan Surmigiyo haraad kiyo Saxaraha dushiisiyo Soomalhaadka duhurkiyo Xeebaha silcaysaan Wadan kiinu suu yahay Dhulka maad u samirtaan

Read More »

Qaybintii Saamiga Ergadda Xisbiga Kulmiye ee Beesha Gobolka Saaxil‏

0 Visits: 1267 | Tuesday April 22, 2014 - 19:53:59
Xisbiga ayaa ergooyinkii Shirweynaha waxa uu u qaybiyaya nadaam beeleedd Islamrkaana waxa uu u qoondeeyay beeshs gobolka saaxil ee CIISE MUUSE tirro Dhan 110 xubnood oo ergay

Read More »

HANBALYO MAHER

0 Visits: 2277 | Monday April 21, 2014 - 20:45:36
Dhamaan daadkan Hoose Ku xusan ee waxay Hanbalyo aan lasoo koobi karin Hawada Umarinayaan Boqorka Mustafe Yusuf Salebaan iyo Boqarada Kifaax Axmed Cali

Read More »

Damaca Xasan Gaafaadhi Dareenka Ismaaciil Yare Iyo Heshiiskii Dembebeska Ahaa ee Kulmiye‏

0 Visits: 1110 | Sunday April 20, 2014 - 17:27:44
Muddo imika laga joogo wax kayara lixdan maalmood ayay ahayd markii uu xisbiga kulmiye U-dabaal degay ama uu xafalada u qabsaday heshiis aan noociisa oo kale hore loo arag

Read More »

DHAQDHAQAAQA ICTIRAAF-DHABAYNTA EE OSLO CABDISHAKUUR XAAJI MUXUMED MUUSE (HEERSARE

0 Visits: 1184 | Sunday April 20, 2014 - 16:33:45
Waxa furmaya albaab kale oo fursad siinaya qaddiyadda ictiraaf-raadinta Somaliland. Waa dhaqdhaqaaq u muuqda inuu ku bilaabmay dardar iyo niyad-hufnaan lagu raadinayo arrin badhi taaraysa jiritaanka iyo isu soo taagista qaran la go'doomiyey.

Read More »

MAXAA KA MAQAN XIDHIIDH KA CAALAMIGA AH EE SOMALILAND?QALINKII: FARXAAN A. MAYGAAG

0 Visits: 1811 | Sunday April 20, 2014 - 09:05:25
Somaliland waa wadan in ka badan 21 sano ku talaab sanayay horumar joogta ah oo dhinacyo badan leh, xag dhaqaale , bulsho iyo mid siyaasadeedba.

Read More »

MARWADA QARANKA W/Q KHADAR IBRAHIM‏

0 Visits: 2007 | Sunday April 20, 2014 - 09:03:09
Marwo aamina waa siyaasiyad weyn waxaana markhaati ah taariikhdeeda iyo doorka wayn ay ku lehayd guushi madaxweyne Siilanyo

Read More »

FARAQA U DHEXEEYA HIBADA IYO DABEECADDA,W/Q: CALI CABDI COOMAY

0 Visits: 1392 | Sunday April 20, 2014 - 08:34:26
Hibadu waa awood shaqsiyadeed oo dhalasho ah, waxay ka mid tahay abuurka ilaahay.

Read More »

Tacsi Tiraanyo leh

0 Visits: 1811 | Saturday April 19, 2014 - 18:50:53
Dhamaan dadkan Hoos Ku Xusan waxay Tacsi Tiraanyo Leh Udirayaan Marxun Axmed Geele Axmed Galdoon {Jiir} Oo ku geeriyooday magalada Burco

Read More »

WASIR XIRSI HALYEY QARAN W/Q KHADAR IBRAHIM

0 Visits: 1272 | Saturday April 19, 2014 - 18:30:40
Waxaan salaamaya bahda saaxafada ee qalbiga iyo maskaxda ka xoorta ah , waxaana salaamaya muwadiniinta Somaliland.

Read More »

Dariiqa guusha iyo Xaqiijinta Himilada! Q.5aad. Qalinkii Suleiman Bashir Omar

0 Visits: 2019 | Saturday April 19, 2014 - 11:25:26
Qofkasta wuxuu u bahan yahay cid uu ku daydo, waana inaad heshaa cid gaadhay darajo iyo maqaam sare, si aad ugu dayato una raacdo wixii ay qabteen

Read More »

Hambalyo Aroos Wacan

0 Visits: 5297 | Friday April 18, 2014 - 23:12:04
Waxay dhaam qoyskan hoos ku xusan Hanbalyo Aroos oo aan lasoo koobi karin hawada umarinayaan Lamanahan is calamadee ee Guri xalalaa oo wacan yagleele kuna soo biiray qosaska islaamkaa waa Ciise Cali Xasan Iyo Marwadiisa Ayaan Mohamed Aadan oo

Read More »

Ku Duulka Hantida Dhalinta +Isku Sawirka Shacabka Maraykan + Ku Faanka Aqalka Cad.By : fahad abdi hussien( hareedda)

0 Visits: 1614 | Friday April 18, 2014 - 19:51:52
Ugu horayn alla mahad leh marka labaad waxaan u mahad celinaya dhamaan saxaafada madaxa banaan ee ku mashquulsan gudbinta afkaarta dhalinta iyo waliba horimarinta fikirkooda mar labaad ayaan leeyahay waad mahadsan tihiin.

Read More »

Baananka Ganacsiga In La Furo Maxaa Loo Diidan Yahay?......Cabdiraxmaan Cadami

0 Visits: 1257 | Thursday April 17, 2014 - 15:29:54
Muwaadin hadaba shacbiga ayaa u miciin noqon ama u hiilin marka ay hormoodkii umadu isku bahaysteen inay is hortaagaan horumarka dalka iyo in kor loo qaado nolosha dadka danyarta ah .

Read More »

Maxay Daarantahay Duminta Kaabadii Uu Kuyaalay Sawirkii M/weyne Cigaal Ee Magaaladda Berbera

0 Visits: 1087 | Wednesday April 16, 2014 - 15:26:27
Waxa Si Rasmiya Loo Dumiyay Amaba Loo Baabiiyay Kaabadii Taarikhaga Ahayd ee Uu Kuyaalay Sawirkii M/wenihii Geeriyooday AHN Maxamed X Ibraahim Cigaal ee Magaaladda berbera

Read More »

MAKU DHALAY MAKUU DHAXAY HADANA AABE MAYNE WADA DHALAY Qalinkii ibraahin xamari

0 Visits: 2456 | Wednesday April 16, 2014 - 14:50:27
hadii aanad ahayn Qoraa u faa'iideeya dadka kale noqo Akhriste u faa'iiideya naftiisa

Read More »

Tix Cusub iyo Tahniyad Ku Socata Geesiyaasha Somaliland Ee Soo xidhaya Xududii JAMHURIYADA SOMALILAND

0 Visits: 1122 | Wednesday April 16, 2014 - 08:01:01
Tiirkii Qarankaad Tihiin Tadhaaciye Yeelkadiiye Taleexna Dalkeena Weeye

Read More »

HANBAYLO AROOS WACAN

0 Visits: 3723 | Tuesday April 15, 2014 - 23:51:52
hambalyo hambalyo hambalyo waxaan hambalyo aan la soo koobi karayn hawada u marinaya sxbday muuna abdi xakiin maxamuud iyo sayigeeda ayaanle siciid maxamed

Read More »