Ciyaaraha

Paul Pogba Oo Niyada Kajabiyay Kooxdiisa Kadib Markii Uu Dalbaday Mushaar Xad Dhaaf Ah

0 Visits: 935 | Tuesday March 08, 2016 - 09:03:30
Xidiga khadka dhexe kaga cayaaro xulka France Paul Pogba ayaa la yimid shuruud uu doonayo inuu xagaagan kooxdiisa Juventus uga hayaamo.

Read More »

Guus Hiddink Oo Xaqiijiyay In Kabtan John Terry Uu Seegi Doono Kulanka Paris Saint Germain

0 Visits: 1280 | Tuesday March 08, 2016 - 08:57:19
Tababaraha kumeel gaarka ah ee Chelsea Guus Hiddink ayaa xaqiijiyay in kabtan John Terry uu seegi doono lugta labaad wareega 16-ka koobka Horyaalada Yurub Ee Champions League-ga.

Read More »

Arsene Wenger Oo Wax Lagu Caajiso Ku Tilmaamay Eedeymaha Uga Imaanaya Saxaafada Iyo Taageerayaasha Kooxda Arsenal .

0 Visits: 794 | Tuesday March 08, 2016 - 08:53:40
Tababaraha kooxda Arsenal Arsene Wenger ayaa ku weeraray saxaafada iyo taageerayaasha dhaleeceyntooda lagu caajisay ee la xiriirta shaqada uu ka qabanayo Emirates Stadium.

Read More »

Laba Daran Lagu Dooransii Naymar oo kala Doortay cida fiican Messi iyo C.ronaldo,Bele iyo Messi,Mancity iyo Real madrid

0 Visits: 2175 | Thursday March 03, 2016 - 08:28:16
Laba Daran Lagu Dooransii Naymar oo kala Doortay cida fiican Messi iyo C.ronaldo,Bele iyo Messi,Mancity iyo Real madrid

Read More »

Daawo:Kooxda Atlético de Madrid Oo Real Madrid Ku Garaacay Garoonkeeda

0 Visits: 1287 | Sunday February 28, 2016 - 08:05:28
kooxda Atletico Madrid ayaa Real Madrid ku garaacday garoonkeeda Bernabeu, waxayna kooxda martida ahayd ay guushan DAHABIGA AH ku gaadhay gool kaliya oo uuAntoine Griezmann uu kooxdiisa u dhaliyay, waxayna Atletioc Madrid guushani ka caawisay in ay

Read More »

Daawo:Kooxda Chelsea Oo Guul Muhiim Ka Gaadhay Kooxda Southmapton Blues Oo Heshay Saddex Dhibcood Oo Qaali Ah+Sawiro

0 Visits: 968 | Sunday February 28, 2016 - 07:59:22
Chelsea ayaa guul soo laabasho cajiib ah ka soo gaadhay kooxda Southampton kulan ay kooxda Saints qaybta hore hogaanka ku haysay 1:0 laakiin goolal ka kala yimid Fabregas iyoBranislav Ivanović ayaa tababare Guus Hiddink iyo kooxdiisu

Read More »

Hordhaca:Kulanka Adag Ee Liverpool Vs Man City Ee Finalka Capital one

0 Visits: 938 | Saturday February 27, 2016 - 13:56:43
Liverpool iyo Man City ayaa fooda isku dari doona Wembley kulanka ciyaar dhamaadka koobka Capital one cup waxaana kulankaan laga fiirsan doonaa waxyaabo badan oo xamaasad gaar ah u sii yeeli doona kulankaan.

Read More »

Daawo:Ciyaar Xiiso Badan Lagu Sogaatinaayey Mid Kamida Ciyaaryanahada Kooxda Sitco Ee Magaalada Burco+Sawiro

0 Visits: 1129 | Friday February 12, 2016 - 12:29:28
Kooxda Ku Ciyaarta Magaca Sitco College Ayaa u Qabatay Kulan ciyaaray ku sogaatidansyo ciyaaryahana kamida kooxdaaasi Ciyaartan oo ahayd mid meeqaankeeda si heer sare loo soo agaasimay aaya waxa ka so qayb galay taageerayaasha labada kooxda ee kulan dhexmarayey Intii aanay bilaabmin ciyaarat waxa halkaasi…

Read More »

Tababare Zidane Oo Wax Laga Weydiiyay Cida Fiican Lionel Messi & Cristiano Ronaldo, Muxuu Ku Jawaabay?

0 Visits: 938 | Friday February 12, 2016 - 12:19:09
Tababaraha kooxda Real Madrid Zinedine Zidane ayaa ka dhawaajiyay in Cristiano Ronaldo uu xiligan yahay laacibka aduunka ugu wanaagsan.

Read More »

Ciyaaraha:Macalin Jose Mourinho Oo La Sheegay In Uu Heshiis U Saxiixay Man United.

0 Visits: 995 | Friday February 05, 2016 - 13:26:59
Tababare Jose Mourinho ayaa la soo warinayaa in uu hishiis la gaaray kooxda Man United isla markaana uu qalinka ku duugay hishiiskaas.

Read More »

Grathe Bale Iyo Pepe Ma U Safan Karaan Real Madrid Kulanka Ay Wajihi Doonto Naadiga Espanyol

0 Visits: 983 | Sunday January 31, 2016 - 11:19:47
Kooxda Real Madrid waxay caawo garoonkeeda Barnebua ku qaabili doontaa naadiga Espanyol kulan ka tirsan La Ligaha Spain oo ay guul u baahan tahay. Hadaba macalin Zinedine Zidane ayaa xaqiijiyay in labadiisa cayaaryahan Grathe Bale iyo Pepe aysan kulanka caawo diyaar u noqon karin.

Read More »

Kooxda Atletico Madrid Oo Doonaysa In Ay Diego Costa Dib Ugu Soo Celiso Calderon Iyada Dalab 45 Milyan Ah Ka Gudbisay Costa Iyo Chelsea Oo Dalabkan Iska Diiday

0 Visits: 1262 | Sunday January 31, 2016 - 11:02:16
Cheslea ayaa kooxda Atlético Madrid ka diiday dalab 45 milyan oo euros ahaa oo ay kooxda Simeone ku doonaysay in ay Diego Costa dib ugu celiso Calderon laakiin Blues ayaa kooxda ree Spain ee A. Madrid u sheegtay in ayna dalabkeeda aqbali karin.Atletico Madrid ayaa dalabkan soo gudbisay khamiistii iyada…

Read More »

Chelsea Oo Emirates Stadium Ku Soo Garaacday Arsenal, Diego Da Silva Costa Oo Blues Guusha Ku Hogaamiyay, Iyo Gunners Oo kaalinta Saddexaad Ku Dhacday+Sawiro

0 Visits: 1191 | Monday January 25, 2016 - 10:00:57
London(AFKA)Chelsea ayaa guul dahabi ah ka soo gaadhay kooxda Arsenal kulankii ka dhacay Emirates Stadium, waxaana kulankan labada kooxood kala saaray Diego Costa kaas oo goolka kaliya dhaliyay halka sidoo

Read More »

Hordhac: Arsenal v Chelsea – Wenger Oo Maanka Ku Haya Inuu Ka Arguto Guuldaradii Ay Blues Baday Bishii Septmebr

0 Visits: 1051 | Sunday January 24, 2016 - 09:40:12
Kulanka: Arsenal v Chelsea Garoonka: Emirates Stadium Waqtiga: 7pm Saacada Geeska Afrika Garsoore: Mark Clattenburg.

Read More »

Kooxda Chelsea Oo Weli Ka Casbi Qabto In Weeraryahankeeda Diego Costa Uu Bishan Ku Biiro Atletico Madrid

0 Visits: 883 | Wednesday January 20, 2016 - 09:04:09
Wararka ka imaanayo dalka Spain ayaa sheegay in kooxda Chelsea ay ka cabsi qabto in weeraryahankeeda kowaad Diego Costa ay bishan ka tgao Chelsea ayaa qabto cabsida ah in Diego Costa uu doorto ku laabashada kooxdiisii hore Atletico Madrid bishan gudaheeda madaama xidigan uu aad u dhibsaday nolosha magaalada…

Read More »

Liverpool Oo Kusii Dhawaaneysa Saxiixa Xidiga Swansea City

0 Visits: 1025 | Wednesday January 20, 2016 - 09:01:11
Majalada L'Equipe ayaa qortay in kooxda Liverpool ay ku dhaw dahay saxiixa xidiga reer Ghana iyo naadiga Swansea City Andre Ayew. Liverpool ayaa haatan u qabatay hogaanka loogu jiro saxiixa Andre Aye woo go'aansaday inuu Swansea City isaga hayaamo inta aysan bishan Janaayo dhamaanin.

Read More »

Real Madrid Oo Ka Warbixisay Xaalada Caafimaad Ee Gareth Bale & Mudada Uu Maqnaan Karo

0 Visits: 917 | Wednesday January 20, 2016 - 08:59:35
Burco(AFKA)Xidiga reer Wales kulankii ugu dambeeyay ee Real Madrid 5-1 kaga badisay naadiga Sporting Gijon dhaawac ayuu garoonka kaga baxay. Haatan dhaqaatiirta Real Madrid ayaa xaqiijiyeen Gareth Bale dhaawac dhanka qoobka ah uu xidigan qabo sidoo kalena xaaladiisa si gaar ah loola tacaali doono.

Read More »

Manchester United Oo Guul Ay U Rafaaday Anfield Kaga Gaartay Liverpool, Xili Rooney Uu Shabaqa Gaaray

0 Visits: 885 | Monday January 18, 2016 - 10:50:34
Gool uu dhaliyay Wayne Rooney ayaa Manchester United u sahlay iney si dhib leh ku dhaafto Liverpool kulan ka dhacay Anfield Road iyadoo ciyaartoyda United ay badbaadiyeen mustaqbalka macalin Louis Van Gaal.

Read More »

Ciyaara Xiiso Badan Oo Galabta Dhex Mari Doonta Kooxaha Chelsea Iyo Sunderland

0 Visits: 1230 | Saturday December 19, 2015 - 10:52:10
Xitaa isbuucii hore wax walba waxa ay ku saabsanaayeen Mourinho. Waxa uu ka hadlay inay ciyaartoydiisa khiyaameeyeen.

Read More »

Daawo: Wasiirka Ciyaaraha Oo Dalbaday In Lagala Shaqeeyo Sidii Ciyaaraha Kor Loogu Qaadi Lahaa

0 Visits: 932 | Wednesday December 16, 2015 - 12:17:09
Wasiirka Ciyaaraha somaliland ayaa Dalbaday In Lagala Shaqeeyo Sidii Ciyaaraha Kor Loogu Qaadi Lahaa

Read More »