Wararka

Robin Van Persie Oo Garomada Ka Maqnan Doona Mudo Lix Isbuuc Ah.

0 Visits: 1289 | Friday March 21, 2014 - 23:04:27
Manchester United ayaa xaqiijisay in weeraryahankoda reer Dutch Robin Van Persie uu garomada ka maqnan doono ugu yaraan mudo bil ah kadib dhawaci jilibka ka soo gaaray kulankii kooxdisa ay dubatay Olympiakos, sida ay xaqiijisay shabakada Goal.com.

Read More »

Ayax ku Habsaday Deegaanka Fiqi Aadan ee Gobolka Salal.

0 Visits: 942 | Friday March 21, 2014 - 22:56:14
Waxaana La sheegayaa In ayaxaas uu dul fadhistay aqal soomaaligii iyo geedihi isla markaasina uu ayaxaas uu u cunayo marooyinkii saarnaa aqal soomaaliga.

Read More »

Dawladda Turkiga oo Dalkeed ka Mamnuucday Isticmaalka Adeega Shabakadda Twitter-ka.

0 Visits: 820 | Friday March 21, 2014 - 22:47:58
Ra'iisul Wasaaraha Turkiga Recep Tayyib Erdogan ayaa ku dhawaaqay in dalkiisa uu ka mamnuucay isticmaalka mid ka mid ah baraha bulshada loogu isticmaalka badan yahay ee Twitter-ka, iyadoo tallaabadan qeyb ka tahay qorshe dowladiisa dooneyso inay ku joojiso baraha bulshada.

Read More »

Madaxwaynaha Jabuuti oo maanta ka hadlay inay wadayaan dagaalka ay kula jiraan argagaxisada

0 Visits: 931 | Friday March 21, 2014 - 22:35:44
Madaxweynaha dalka Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle ayaa ka hadlay maydadka lix askari oo Jabuutiyaan ah laga dajiyay garoonka diyaaradaha Jabuuti, ayaa sheega inay ka go'an tahay inay la dagaalamaan Al-shabaab oo uu ku tilmaamay argagaxiso.

Read More »

Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Oo Tacsi U Diray Eheladii Uu Ka Baxay Caaqil Cabdi Hadoodil Oo Shalay Shil Baabuur Ku Geeryooday.

0 Visits: 767 | Friday March 21, 2014 - 22:19:38
Guddoomiyaha Xisbiga Talada Dalka Haya Ee Kulmiye Mujaahid Muuse Biixi Cabdi Ayaa Dhambaal Tacsi Ah U Diray Eheladii Uu Ka Baxay Allah Haw Naxariistee Caaqil Cabdi Caaqil Maxamed Cigaal.

Read More »

Xisbiga UCID Oo Ka Qayb-galaya Shirka Wadamada Africa

0 Visits: 833 | Friday March 21, 2014 - 22:15:01
Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID iyo wakiilka u qaabilsan Midowga Yurub, ayaa ka qayb-galaya shirka Wadamada Africanka Ah Ee Xubnaha Ka Ah Dalladda Caalamiga Ah Ee Socialist International (SI).

Read More »

"Somaliland waxay ka xanaaqdaa Sheegashada SOMALIA, Dhalinyarada Somaliland na waxay ka xanaaqaysaa Sheegashada SONYO" Xildhiban C/risaq Aar

0 Visits: 1118 | Friday March 21, 2014 - 14:55:30
Xildhibaan Cabdirisaq Aar oo ah xildhibanka ugu yar golada deganka Burco ayaa xukuumadda iyo dhalinyarada somaliland ba baaq u diray sheegayna inaanay dhalinyarada SONYO metelin

Read More »

xoghayaha Xafiiska Saxaafada ee Madaxtooyada JSL Naasir Yusuf Daahir NASKA oo Dhambaal Tacsi Diraya Qoyskii iyo Asxaabtii Marxuum Caqil Cabdi Maxed Cigaal

0 Visits: 911 | Friday March 21, 2014 - 14:36:44
Waxa aan marxuunka alle uga baryayaa inuu naxariistii Janatu fardawsa ka waraabiyo intii uu ka baxayna Samir iyo iiman ka siiyo

Read More »

Baanka Dhexe ee Somaliland Oo Ku Hawlan Hoos u dhigidda Qiimaha Sarifka Doollarka Oo Cirka Isku Shareeray maalmihii u danbeeyey+SAWIRO

0 Visits: 878 | Friday March 21, 2014 - 14:17:35
Baanka Dhexe ee Somaliland Oo Ku Hawlan Hoos u dhigidda Qiimaha Sarifka Doollarka Oo Cirka Isku Shareeray maalmihii u danbeeyey+SAWIRO

Read More »

Madaxweynaha JSL Axmed Maxamed Maxmud Silaanyo Ayaa Dhambaal Hambalyo ah u direy Shacabka Reer Somaliland ee Gudaha Dalka ku sugan,

0 Visits: 846 | Friday March 21, 2014 - 13:57:11
isagoo ku bogaadiyey sidii diiranayd ee waddaniyada lahayd ee ay ugu soo dhoweynayeen Gobol, Degmo iyo Tuulo intaba, Waxana Dhambaalkaas Warbahinta u qaybiyey Xafiiska Afhayeenka Madaxtooyada waxanu u dhigna sidan:

Read More »

WASIIR CUKUSE OO LOO QAADAYO DHAKHTAR WADDANKA DJIBOUTI IYO XAALADIISA CAAFIMAD OO UU SI WAAFIYA UGA WARBIXIYEY

0 Visits: 799 | Friday March 21, 2014 - 13:01:21
WASIIRKU WUXU SIDO KALE KA WARRAMAY SIDII SHILKU U DHACAY IYO WAXA SABABAY

Read More »

Dallada Wacyigelinta iyo isku xidhka dhalinyarada Somaliland ee SYNA oo Burco ka bilowday Olole loogu magac daray Ololaha wacyigelinta Tahriibta iyo qabyaaladda+Sawiro badan

0 Visits: 1714 | Friday March 21, 2014 - 12:26:22
Dallada Wacyigelinta iyo isku xidhka dhalinyarada Somaliland ee SYNA oo Burco ka bilowday Olole loogu magac daray Ololaha wacyigelinta Tahriibta iyo qabyaaladda

Read More »

Youtube-ka Oo Laga Joojiyey Toban Dal Oo Adduunka Ah Iyo Sababaha Keenay

0 Visits: 983 | Friday March 21, 2014 - 05:40:19
Youtube-ka Oo Laga Joojiyey Toban Dal Oo Adduunka Ah Iyo Sababaha Keenay

Read More »

Aqoonyahan Khaliif Xiinwaal : Waxaan ku hanbalyeynaa Madaxwaynaha Soomaliland waxqabadka iyo Socdaalka Gobolada Degmooyinka Dalka oo odhan Uu Ku Tegay Gaar Xeebta Bariga Somaliland‏

0 Visits: 1015 | Friday March 21, 2014 - 04:26:16
Waa wado ka duwan wadooyinka yaryar ee aynu malinkasta xadhiga ka jarayno waa wado qaranka Somaliland

Read More »

Wariye Cumar Cabdirisaaq Cali Oo Lugu xidhay Magaalada Hargeysa Maanta Ayaa Ka Dareen Celiyay Sharci Daro Lagu Soo Qabtay Lagu-nala Kacay Iyo Cabsida Soo Wajahday Wariyaaashi Ka Hawl Gala Dalka Somaliland Oo Aan Si Xora U Gudan Karin Shaqadooda.

0 Visits: 1037 | Friday March 21, 2014 - 04:24:52
Wariye Cumar Cabdirisaaq Cali Oo Lugu xidhay Magaalada Hargeysa Maanta Ayaa Ka Dareen Celiyay Sharci Daro Lagu Soo Qabtay Lagu-nala Kacay Iyo Cabsida Soo Wajahday Wariyaaashi Ka Hawl Gala Dalka Somaliland Oo Aan Si Xora U Gudan Karin Shaqadooda.

Read More »

XUBNO KA TIRSAN GOLAHA WAKIILADA IYO SAXAAFADA OO ISLA QAATAY IN LA DHAQAN GALIYO XEERKA SAXAAFADA SOMALILAND (X/LR.27/2004)

0 Visits: 882 | Thursday March 20, 2014 - 18:57:17
XEERKAAS OO U MUUQDA MID LAGAGA GUDBI KARO XAALADA HADDA TAAGAN

Read More »

NIN MAYD AH OO LAGA HELAY XEELIGA MARSADDA IYO BOOLISKA DEKADDA BERBERA OO KA HADLAY

0 Visits: 977 | Thursday March 20, 2014 - 18:52:20
Nin mayd ah oo aan la aqoon ayaa habeen hore laga helay maydkiisa dekedda magaalada Berbera

Read More »

SHIRKADDA DAHABSHIIL GROUP OO TABABAR HAL MAALIN SOCDAY U SOO XIDHAY SHAQAALAHEEDA IYO NUXURKA WEEDHIHI MASULIYIINTA+SAWIRO

0 Visits: 859 | Thursday March 20, 2014 - 18:40:40
Waxa ugu soo gebagaboobey Saraakiisha, Wakiillada, iyo hawlwadeennada Shirkadaha Dahabshiil tabobbar heer caalami ah oo socdey hal maalin oo lagu qabtay Hotel Ambassador ee magaalada Hargeysa.

Read More »

Alla ha u Naxariistee waxa goor dhoweyd lagu aasay tuulada suuqsade Marxuum Caqil Cabdi Maxmed Cigaal Cabdi Hadoodil oo saaka ku dhintay shil babuur

0 Visits: 1010 | Thursday March 20, 2014 - 18:33:54
Maydka ayaa isla markii uu gaadhigu la dhacay ba loo qaday dhinaca degmada SHEEKH, waxaana galabta lagu aasay tuulada suuqsade,

Read More »

Daawo Video: WASIIRKA BEERAHA JSL FAARAX GEEDOOLE OO MASHAARIIC CUSUB SAAKA DHIGAT MAGAALADA BEER

0 Visits: 808 | Thursday March 20, 2014 - 17:54:00
IYO DADWEYNAHA DEEGAANKAAAS OO SI WEYN U AMMAANAY WASIIRKA KUNA BOGAADIYEY SOO NOOLEYNTA BEERALAYDA DALKA

Read More »