Wararka

Wasiirka Boosaha Iyo Isgaadhsiinta Somaliland Oo Dalka Tanzania Kaga Qayb-galaya Shirka Labaad Ee Isgaadhsiinta Rift Valley Ict Summit.

0 Visits: 887 | Tuesday April 22, 2014 - 19:49:13
Wasiirka Wasaarada Boosaha Iyo Isgaadhiinta Somaliland Maxamed Jaamac Abgaal Ayaa Dalka Tanzania Kaga Qayb Galaya Shirka Labaad Ee Caalamiga Ah Ee Isgaadhsiinta Dalalka Rift Valley

Read More »

Madaxweyne Siilaanyo iyo Garaad Jamac Garad Ismaciil oo markii u horeysay maanta ku kulmay Qasriga Madaxtooyada + SAWIRO

0 Visits: 858 | Tuesday April 22, 2014 - 18:57:02
Madaxweyne Siilaanyo ayaa kulan saacado qaatay la yeeshay wefti dhowaan dalka lagu so dhoweyey oo uu hogaaminayey Garaad Jamac Garaad Ismaciil

Read More »

Guddomiye kuxigeenka 1aad Xisbiga Waddani Oo Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaamay Khilaaf La Sheegay Inuu Ka Dhex Qarxay Xisbigaasi

0 Visits: 861 | Tuesday April 22, 2014 - 18:44:06
Shirjaraaid oo ay Maanta Masuliyiinta ugu sarraysa Xisbigu ku qabteen Xafiiskooda Magaalada Hargeysa ayay ku beeniyeen khilaaf la sheegay inu u dhexeeyo xisbiga

Read More »

Taliye Ku Xiggeenka Ciidanka Baadhista Dambiyada (C.I.D)Ee Gobolka Saaxil Oo Muddo Toddobaad Ah Ku Xidhan Berbera

0 Visits: 721 | Tuesday April 22, 2014 - 18:29:27
Taliye Ku-Xigeenka Ciidanka Baadhista Danbiyada Gobolka Saaxil Ayaa Muddo Toddobaad Ah U Xidhan Baadhista Kiiskii Dilka Ahaa Ee Magaaladda Berbera...

Read More »

Xeer Ilaalinta Gobolka Oo Ka Hadlay Xayiraadda Mareegtii Wararka Ee Wargeyska HAATUF

0 Visits: 881 | Tuesday April 22, 2014 - 16:27:11
Madaxa Xafiiska Xeer illaalinta Gobolka Maroodi-jeex Axmed Cisman Mirre ayaa ka jawaabay eeddo uu sheegay in ay kaga yimaadeen Maamulka Wargeyska Haatuf ee dhawaan ay Xukuumaddu xayiraadd saartay..

Read More »

MADAXTOOYADA SOMALILAND OO BEENISAY IN XILDHIBAANO GOLAHA WAKIILADA KA TIRSAN LAGA MAMNUUCAY GELITAANKA MADAXTOOYADA

0 Visits: 828 | Tuesday April 22, 2014 - 16:22:28
Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Axmed Saleebaan Dhuxul ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warar maalmihii u dambeeyay isa soo tarayay

Read More »

Guddoomiyihii guddiga doorashooyinka qaranka oo is casilay, guddomiye cusub oo la doortay iyo guddiga doorashoyinka oo faahfaahin ka bixiyey is casilada guddomiyaha

0 Visits: 795 | Tuesday April 22, 2014 - 16:14:30
Guddoomiyihii guddiga doorashooyinka qaranka oo is casilay, guddomiye cusub oo la doortay iyo guddiga doorashoyinka oo faahfaahin ka bixiyey is casilada guddomiyaha

Read More »

Wasaaradda Diinta iyo awqaafta Somaliland ku dhawaaqday in Sabtida soo socta Dalka oo dhan Lagaga Tukan Doono

0 Visits: 786 | Tuesday April 22, 2014 - 16:04:02
Salaada Roobdoonta Oo Maalinta sabtida ah Dalka oo dhan Lagaga Tukan Doono ayaa lagu sheegay warsaxafadeed ka soo baxay wasaaradaasi oo u dhignaa sidan:

Read More »

Madaxweyne Siilaanyo oo Maanta Xadhiga Ka Jaray Dhisme Cusub Oo Loo Dhisay Wasaarada Deegaanka Somaliland

0 Visits: 737 | Tuesday April 22, 2014 - 15:58:01
sidoo kalena waxa uu madaxweynuhu beeray Geedka horumarinta Deegaanka oo uu Barxada weyn ee Wasaaradda dhex-deeda Ku beeray

Read More »

Van Gaal Oo Sugaya Shaqada Man United Iyadoo Ay Soo Dhow Dahay In La Ceyriyo David Moyes.

0 Visits: 1147 | Tuesday April 22, 2014 - 09:38:24
Tababaraha xulka Holland Louis van Gaal ayaa diyaar u ah inuu shaqada Old Trafford ka bedelo David Moyes, sida ay ku warameyso Daily Mirror iyo wargeysyada kale.

Read More »

Jose Mourinho: Real Madrid Ayaa Weli Ah Kooxdeyda Spain.

0 Visits: 1331 | Tuesday April 22, 2014 - 09:28:38
Tababaraha Chelsea Jose Mourinho ayaa shaaca ka qaaday inuu weli yahay taageere Real Madrid ah inkastoo uu si qaraar uga soo tagay Bernabeu xagaagii hore

Read More »

DAAAWO: Xisbiga Wadani oo laba garab u kala Fadhiya iyo Guddomiyekuxigenki 3aad ee xisbigaasi oo Arrimo Badan Kashifay

0 Visits: 883 | Tuesday April 22, 2014 - 08:21:26
Guddomiye ku- xigeenka sadexaad ee Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Cabdi Raygal Beegsi oo maanta warbaahinta kula hadlaayay Magaaladda Hargaysa ayaa shacaa ka qaaday in Khilaaf xoogani ka dhexjiro Xisbigaas.

Read More »

Dahagayso:Madaxweyne Ku Xiggeenka Somaliland Mudane C/Raxmaan C/Laahi Ismaaciil(Saylic) Iyo Madax Kale Ayaa Maanta Ka Qayb-Galay Xaflad Lagu Daah-Furayey Aas-Aaska Xarun Khayriya Oo Loogu Magac-Daray Suldaan Xasan Barre

0 Visits: 814 | Monday April 21, 2014 - 23:18:36
Ayaa Maanta Ka Qayb-Galay Xaflad Lagu Daah-Furayey Aas-Aaska Xarun Khayriya Oo Loogu Magac-Daray Suldaan Xasan Barre

Read More »

Somaliland Oo Shaaca Ka Qaaday In Aan Dalkeeda Lagu Qaban Karin Shir Ka Soo Horjeeda Midnimada Dalka

0 Visits: 816 | Monday April 21, 2014 - 22:38:38
War-saxafaadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibeda Somaliland ayay xukuumadda Somaliland si adag ugu cadaysay in aanay aqbalayn isla markana aanay jirin cid ku sandulayn karta in Kooxo ay ugu yeedhay Qaswadayaal iyo Nabad Diid in ay gudaha Somaliland ku qabtaan shirar ka dhan ah Qaranimada Somaliland.

Read More »

Gudomiye Xigeenka Sadexaad ee Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Cabdi Raygal Beegsi oo maanta Waraysi gaar ah siiyay Qaar kamida warbaahinta ayaa Xukumadda ku cambaareeyay iskudayga Talabaddii maxabiistu kaga Baxsan rabeen Xabsiga Dhexe ee Hargeysa.

0 Visits: 880 | Monday April 21, 2014 - 22:20:42
Cabdi raygal waxa uu shaaca ka qaaday in muran iyo khilaaf laba garab u kala jebiyay hogaanka Xisbigaasi uu ka dhex jiro isagoona ka gaabsaday inuu carabka ku dhufta garabadda usheegay in loolanku ka dhexeeyo

Read More »

Beesha Makaahiil Isaaq OoQadacday Ka Qayb-galka Shirweynaha Xisbiga Kulmiye.

0 Visits: 1045 | Monday April 21, 2014 - 21:58:37
Beesha Makaahiil Isaaq Oo Ka Mid Ah Beesha Sacad Muuse Ayaa Sheegtay In Ay Qaadacaday Ka Qayb-Galka Shirweynaha Kulmiye, Cidii Beesha Ah Ee Ka Qayb Gashana Tallaabo Ay Ka Qaaddi Doonaan.

Read More »

Xildhibaan Katirsan Barlamaanka Dalkaasi Soomaaliya Oo Ku Dhintay Qarax Loogu Xidhay Gadhigi Uu Watay.

0 Visits: 921 | Monday April 21, 2014 - 21:48:00
Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo lagu magacaabijiray Isaaq Maxamed Riino, Oo mata ku geeriyooday qarax ka dhacay degmada Xamar Weyne, Gaar ahaan agagaarka Viisho Governo.

Read More »

Siyaasiyiinta, iyo Dhalinyarada Beesha Cimraan Sheekh Isaxaaq ayaa taageero xoogan u muujiyay Wax-qabadka Xukuumada uu hogaamiyo Madaxweyne Axmed Siilaanyo.

0 Visits: 1372 | Monday April 21, 2014 - 21:08:44
Sidoo Kale waxay shaaca ka qaadeen in Beesha Cimraan taageero Xoogan u hayso Xukuumada Siilaanyo iyo Xisbigeeda KULMIYE,dhinaca kale waxay eedayn kulul u jeediyeen dadka ka soo horjeeda horumarka laga sameeyay Degaanka Warcimaraan.

Read More »

Madaxa Xeer Ilaalinta Gobolka Oo Sheegay In Maamulka Wargayska Haatuf Ka War-wareegayaan In Ay Iska Difaacaan Dacwada Loo Haysto.

0 Visits: 1056 | Monday April 21, 2014 - 21:00:55
Madaxa Xafiiska Xeer Ilaalinta Gobolka Maroodi Jeex Axmed Cismaan Mire Ayaa Ka Hadlay Eedaymo Uu Sheegay In Ay Uga Yimaadeen Maamulka Wargayska Haatuf Oo Dhawaan Xukumada Ay Xayirtay.

Read More »

Hargeysa Oo Lagu Daah-furay Hay'ad Samo-fal Oo Loogu Magac Daray Suldaan Xasan Barre Oo Dhawaan Daad Ku Geeriyooday

0 Visits: 1187 | Monday April 21, 2014 - 20:54:46
Xaflad balaadhan oo lagu daah-furayey aas-aaska xarunta khayriga ahee Suldaan Xasan Barre Warsame Shire ayaa lagu qabtay Hotelka Maan-soor ee magaalada Hargeysa

Read More »