Ciyaaraha

WARBIXIN: Xidigaha Ay Kooxaha Horyaalka Ingiriisku Ku Waayi Doonaan Koobabka Qaramada Asia Iyo Afrika Ee Sanadka Cusub Ee 2015

0 Visits: 1045 | Wednesday December 31, 2014 - 12:55:53
Waxaa dhawaan bilaamaya tartamada qaramada Asia iyo Africa, iyada oo uu ka qaramada Asia bilaamayo 9 bisha janaayo, wuxuuna soconayaa illaa 31 ka bishaas halka tartanka xiisaha badan ee Africa uu isaguna furmi doono 17 ka bisha Janaayo

Read More »

Suuqa Kala Iibsiga: Xidigaha La Filayo Iney Kooxahooda Ka Huleelaan Bisha January

0 Visits: 896 | Wednesday December 31, 2014 - 12:47:12
Maalinta berito ah waxaa si rasmi ah u furmi doono suuqa Yurub, sidaa darteed kooxaha ugu caansan Yurub waxay sameyn doonaan saxiixyo muhiim ah oo ay awoodooda ku xoojin doonaan.

Read More »

Manchester City Iyo Chelsea Oo Ku Dagaalamaya Saxiixa Gooldhaliyaha 2014 Ee Premier League Wilfried Bony

0 Visits: 998 | Wednesday December 31, 2014 - 12:43:44
Manchester United ayaa ku warantay iney la xiriirtay kooxda Swansea City si ugala hadasho saxiixa weeraryahanka reer Ivory Coast Wilfried Bony. Arintaan ayaa ka dambeysay kadib markii ay dhaawacyo soo gaareen sadexdii weerar ee ay kooxda heysatay Aguero, Dzeko iyo Jovetic

Read More »

Ac Milan Oo Arsenal & Liverpool Ku Wargalisay Qiimaha Ay Ku Iibsan Karaan El Shaarawy

0 Visits: 1036 | Wednesday December 31, 2014 - 12:39:40
Daily Express ayaa shaacisay in kooxda Milan ay markaan u ogolaaneyso xidigeeda da'da yar El Shaarawy inuu ka tago kooxda waxeyna markaan u gudbisay qiimaha xidigaan kooxaha Arsenal iyo Liverpool oo si ba'an u doonaya.

Read More »

Hordhac: Chelsea vs West Ham: Hammers Oo Ku Rajo Weyn Iney Bareega U Qabato Blues

0 Visits: 1102 | Friday December 26, 2014 - 10:48:18
Kooxda hogaamineysa horyaalka ayaa maanta la balansan West Ham kulanka Boxing Day-ga waxaana kulankaan lagu tilmaamaa inuu yahay London Derby madama labada kooxood ay ka wada dhisan yahiin caasimada Ingiriiska.

Read More »

Fernando Torres Oo Ku Soo Laabanaya Liverpool Iyadoo Balotelli Amaah Lagu Siinayo Napoli.

0 Visits: 877 | Sunday December 21, 2014 - 12:09:55
Liverpool ayaa si rasmi ah uga fiirsaneysa inay u dhaqaaqdo bisha Janaayo weeraryahankeeda hore Fernando Torres, sida ay ku warameyso jariirada Mail on Sunday. Si kastaba, waxa ay tartan kala kulmayaan Atletico Madrid, oo ah koox uu xiddigaan reer Spain ka bilaabay waayihiisa ciyaareed. Torres ayaa…

Read More »

Hordhac: Liverpool vs Arsenal: Iyo Meelaha Ay Kula Badin karaan

0 Visits: 1056 | Sunday December 21, 2014 - 12:00:10
Garoonka Anfield Road ayaa soo dhaweyn doona kulan culus oo dhexmari doona kooxaha Liverpool iyo Arsenal inkastoo labada kooxood ay haatan ku jiraan kaalmo aan looga baran. Liverpool waxey fadhisaa booska 12-aad halka Arsenal ay fadhiso booska 7-aad waxaana u dhaxeeya farqi 5-dhibcood ah. Liverpool…

Read More »

Daawo Sawiradii Dabaal Dagii Real Madrid Kadib Ku Guuleysigii Koobka Kooxaha Aduunka

0 Visits: 1265 | Sunday December 21, 2014 - 11:48:31
Real Madrid ayaa si rasmi ah loogu caleemo saaray inay tahay naadiga aduunka ugu wanaagsan kadib markii ay 2-0 koobka naadiyada aduunka kaga qaaday kooxda San Lorenzo. Macalin Carlo Ancelotti iyo kooxdiisa Madrid waxaa u suura gashay inay guuleestaan kulankoodii 22-aad oo xariir ah, waxayna gaareen…

Read More »

Maxaa Ku Waajib Ah Eden Hazard Inuu Sameeyo Si Uu U Noqdo Halyeyga Chelsea?

0 Visits: 979 | Saturday December 20, 2014 - 16:35:52
Inkastoo la filayo in dhawaan Eden Hazard uu saxiixo heshiis waqti dheer oo uu Stamford Bridge kusii joogi doono taasoo ka dhigi doonta inuu noqdo xidiga ugu mushaarka badan kooxda Blues madama uu sanadkii qaadan doono 10 Malyan oo Pound Hadana Jose ayaa xidigaan talooyin siiyay. Mudo 7-bilood ayaa…

Read More »

Jose Mourinho: "Manchester United Wali Waxey Ku Jirtaa Kooxaha Horyaalka U Tartamaya"

0 Visits: 925 | Saturday December 20, 2014 - 10:01:37
Tababaraha kooxda Chelsea Jose Mourinho ayaan meesha ka saarin suuragalnimada ah in kooxda Man United ay u tartanto horyaalka Ingiriiska xili ciyaareedkan walow ay 8-dhibcood ka sareeyaan.

Read More »

Sadaasha Laga Bixiyay Kulamada 17-aad Ee Premiership-ka England Todobaadkan La Ciyaari Doono:

0 Visits: 1004 | Friday December 19, 2014 - 16:21:20
Waxaa todobaadkan la cayaari doonaa kulamada 17-aad ee horyaalka England oo haatan maraayo meel xasaasi ah sidoo kalena waxaa dhamaad ku dhow wareega kowaad ee horyaalkan xiisaha badan. Balse todobaadkan koox walbo kama ceemato guuldaro hadana waa hubaal in kooxaha qaar uu xaalka kusii xumaan doono…

Read More »

Lucas Silva Oo Markii Ugu Horeysay Ka Hadlay Xiisaha Ay U Qabto Kooxda Real Madrid

0 Visits: 1024 | Friday December 19, 2014 - 15:29:37
Wiilka bartilmaameedka u ah kooxda Real Madrid Lucas Silva ayaa markii ugu horeysay si shaac baxsan kaga hadlay xiisaha ay u qabto kooxda reer Spain, isagoo suuragal ka dhigay inuu u dhaqaaqo boqorada yurub xili ciyaareedkaan.

Read More »

TAAGEERE BRAZIL U DHASHAY OO DACWAD KU SOO OOGAY NEYMAR;

0 Visits: 1180 | Thursday December 18, 2014 - 10:38:56
Mid ka mid ah taageerayaasha kooxda Sao Paulo ee dalka Brazil ayaa dacwad ku soo oogay kabtanka Brazil iyo kooxda Barcelona Neymar;

Read More »

TAARIIKHAHA LA CIYAARI DOONO CHAMPIONS LEAQUEGA WAREEGIISA 16 KA KOOXOOD IYO SIDA AY KOOXUHU U SOO KALA HORAYN DOONAAN

0 Visits: 1016 | Tuesday December 16, 2014 - 08:35:26
Waxa ugu wayn ee haysta saxaafada ciyaaraha ka faaloota ayaa ah isku aadka Champions Leaquega wareegiisa 16 ka kooxood oo laga warsugaayay kulamada ka soo bixi doona, kaas oo shalay la shaaciyay;

Read More »

R-Afkashacabka Barnamjkii faaqidaada falaqaynta ciyaaraha ee todobaadkan IYoWariye CAbdirsaq Koronto Ka Imanaaya Magaalda Burco

0 Visits: 927 | Monday December 15, 2014 - 21:48:40
R-Afkashacabka Barnamjkii faaqidaada falaqaynta ciyaaraha ee todobaadkan IYoWariye CAbdirsaq koronto Ka Imanaaya Magaalda Burco

Read More »

Saadaasha Mark Lawrenson Ee Kulamada Horyaalka Premier League Ee Todobaadkan

0 Visits: 970 | Saturday December 13, 2014 - 17:26:09
Khabiirka Kubada Cagta ee BBC Mark Lawrenson ayaa soo bandhigay saadaashiisa kulamada isbuucaan ee horyaalka Premier League. Mark Lawrenson oo 80maadkii u soo ciyaaray Liverpool iyo kooxaha Ireland ayaa haatan qabiir isboorti ka ah BBC waxaana uu sidoo kale tabiyaa ciyaaraha Premier League

Read More »

Man City Oo Doonaysa Inay La Soo Wareegto Papiss Cisse.

0 Visits: 962 | Saturday December 13, 2014 - 17:05:05
Kooxda Man City ayaa baadi goob ugu jirta laacib u buuxin kara booska weerar yahankoodii ree Argentina Sergio Aguero oo dhaawac ku maqnaan doona ku dhawaad bil iyo bar.

Read More »

Chelsea Oo Heshiis Cusub Ku Abaalmarinaysa Eden Hazard.

0 Visits: 1246 | Saturday December 13, 2014 - 16:47:12
Eden Hazard ayaa ku jira qaab ciyaareed kiisii ugu fiicnaa xiliciyaareed kan taas oo keentay in Chelsea ay u soo bandhigto heshiis cusub oo qaali ah. Daily Express ayaa sheegtay in tababare Jose Mourinho uu daaha ka rogay in Eden Hazard uu kooxda u saxiixi doono heshiis cusub maalmaha nagu soo aadan.…

Read More »

Diyaar-garowga Koobka Qaramada Africa oo gebagaba maraya

0 Visits: 1059 | Thursday December 11, 2014 - 02:56:04
Mid ka mid ah garoomada Equatorial Guinea ee ay ka dhici doonaan ciyaaraha Qaramada Afrika Shan todobaad oo kaliya ayaa ka harsan ka hor inta aanu si rasmi ah u bilaaban Koobka Qaramada Afrika ee 2015-ka

Read More »

Waa Kuwee 16-ka Kooxood Ee Usoo Gudbay Wareega 16-ka Tartanka Champions League-ga ?

0 Visits: 1183 | Thursday December 11, 2014 - 01:50:37
Waxaa soo gabagaboobay wareegii groupyada tartanka Champions League, xili ciyaareedkaan kadib markii ay dhaceen kulamo xasaasi ah waxaana soo afjarmay dhameystirka 16-ka kooxood ee nasiibka u yeeshay iney soo gaaraan wareega 16-ka tartankaan. Atletico Madrid ayaa kusoo baxday booska koowaad ee groupka…

Read More »